Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Jiif Caaqil Dr Cabdi Daahir Oo Awaamiir Culus Dul Dhigay Cida Beeshiisa Ah Ee Isku Soo Sharaxaysa Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka!
HARGAYSA(W,N)-Jiif Caaqil Dr Cabdi Daahir Cilmi oo kamid ah dhaqanka Somaliland islamarkaana kamid ah dhakhaatiirta waawayn ee dalka ayaa go,aamo kazoo saaray cida isku sharaxay golayaasha deegaanka iyo wakiilada jsl ee doorashada...
Monday, April 14, 2025
“๐๐๐๐ง๐ญ๐ W๐๐ฑ๐๐ ๐ฅ๐ Q๐๐ซ๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐ฆ๐๐ฒ ๐ญ๐๐ฅ๐จ ๐ฑ๐ฎ๐ฆ๐จ ๐ค๐ ๐ญ๐ข๐ฆ๐ข๐ ๐ซ๐๐๐ซ ๐๐๐๐ฅ ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง, ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ง๐ ๐ฎ๐ฎ ๐๐ก๐๐ ๐ก๐ฎ๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฒ ๐ข๐ง ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐ข๐ฅ๐จ ๐๐๐๐๐ข, ๐๐จ๐๐๐จ๐ , ๐๐๐ญ๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ง๐๐๐๐ญ๐ข…” ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi oo ay weheliyaan Wasiirro iyo xubno ka tirsan Xukuumadda Wadajir iyo Waxqabad iyo Xildhibaano ayaa maanta Degmada Ceel Afweyn kaga qayb-galay Munasabad lagu qaramaynay...
Sunday, April 13, 2025
โSafarka Ismaqiiqa Ah Ee Raysalwasaaraha Somaliya Ku yimid Qaybo kamid ah Somaliland, Khasaaraha ka Yimaada Iyaga Ayaa Masuuliyadeeda QaadayaโMadaxwaynah Jsl.
Madaxwaynaha jsl ayaa si adag uga hadlay safarka xasarada iyo maqiiqa ah ee raysalwasaaraha somaliya ku yimid qaybo kamid ah Somaliland isagoo beesha calamka iyo wadamada jaarka ah la socodsiiyay in maamulka somaliya masuul ka noq...
Sunday, April 13, 2025
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ก-๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐ฒโ๐๐da ๐ค๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐ฒ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฐ๐จ๐จ๐-๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฐ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐
Hargeysa: (W,N )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,ย Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa si rasmi ah u daah-furay hayyโad ka shaqayn doonta maalgashiga iyo awood siinta haweenka oo lagu magacaaboda WE INVE...
Sunday, April 13, 2025
๐ ๐จ๐ซ๐จ๐จ ๐ฆ๐ข๐ข ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐ก๐๐ฌ๐๐ ๐ฆ๐๐๐๐ฅ๐๐ ๐ฅ๐๐๐ฆ๐๐ ๐ช๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐ ๐๐๐ ๐จ๐๐๐ ๐ ๐จ๐ค๐๐๐ฆ๐๐ข ๐๐ ๐๐๐๐ฆ-๐๐๐๐ก๐ข๐ข๐ ?
๐๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฐ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ ๐ฐ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ ๐น๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ผ ๐๐๐๐ฆ๐ฆ ๐๐ฎ๐ ๐ด๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฒ , ๐ฑ๐ต๐ฎ๐พ๐...
Saturday, April 12, 2025
Madaxwaynaha Somaliland Waraysi Siiyay Wargayska New York Times Iyo Arimaha Uu Usoo Bandhigay Dawlada Maraykanka
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa sheegay in isaga iyo dadkiisuba ay aaminsan yihiin in marka la eego garashada ganacsiga ee madaxweyne Trump ay dhalin doonto in...
Saturday, April 12, 2025
Golaha Wakiilada Jsl Oo Ga,aamo Kasoo Saaray Socdaalka Xasarada Ah Ee Raysalwasaaraha Somaliya Ku Yimid Laascanood!
Golaha wakiilada Somaliland ayaa go,aan gole kazoo saaray socdaalka gardarada ah ee raysalwasaaraha somaliya ku yimid magaalada laascanood kaasi oo ay ku tilmaameen faro galin qaawan Sidoo kale golaha wakiilada ayaa xukuumada u...
Saturday, April 12, 2025
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Kulmiye Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Faro Galinta Somaliland Ee Maamulka Muqdisho.
Xisbiga Mucaaridka ah ee kulmiye ayaa ka hadlay safarka gardarada ah ee rasyalwasaaraha maamulka muqdisho ku yimid laascanood oo katirsan somalland kaasi oo ay ku tilmaameen mid xasarada ah islamarkaana xadgudub ah Sidoo kale x...
Saturday, April 12, 2025
Hogaamiye Xildhibaan/Abwaan Xasan Dhuxul Iyo Nuxurka Khadbadii Uu ka Jeediyay Qasriga Madaxtooyada Jsl.
Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah bahda hal abuurka Somaliland islamarkaana ka mid ahaa xubnihii doorka laxaadka leh ka qaatay guushii uu madaxwayne cirro madaxwaynaha ku noqday ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ...
Friday, April 11, 2025
Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Safarka Gardarada ah Ee Raysal-wasaaraha Somaliya Ku Imanayo Laascanood.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaaย si adag uย cambaaraysay booqashada lagu wado in Raysal-wasaarahaย ย Soomaaliya uu ku tegayo magaalada Laascaanood. Waxaanay tilmaantay i...
Friday, April 11, 2025
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Casho sharaf Ugu sameeay Bahda Hal Abuurka Somaliland Iyo Nuxurka Khudbada Uu Ujeediyay!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa kulan casho sharaf ah Habeenkii xalay Qasriga Madaxtooyada kula qaatay Abwaannada, Fannaaniinta, iyo qaybaha kala duwan ee bahda dhaqanka ...
Friday, April 11, 2025
Warbaahinta Maraykanka Oo Waxka Qortay qorshaha Madaxwayne Trump Damacsan Yahay In uu ku xidho Safaarada Muqdisho.
Wargeyska caanka ah ee The New York Times ee ka soo baxa cariga Maraykanka, ayaa weriyey in saraakiil sare sare oo ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda ee dawladda Maraykanku ay soo jeediyeen in albaabada la isugu dhufto Safaarad...
Thursday, April 10, 2025
Wasiirka Warfaafinya Jsl Oo Si Adag Uga Hadlay Safarka Xasarada xanbaarsan Ee Uu Damacsan Yahay Raysal-wasaaraha somaliya In Uu ku Yimaado Laascanood!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka warfaafinta Somaliland ahna afhayeenka xukuumada jsl Axmedyaasiin sheikh cali ayaanle ayaa si adag uga hadlay safar colaad iyo xasarad xanbaarsan oo uu damacsan yahay raysalwasaaraha maamulka somaliya in uu ...
Tuesday, April 8, 2025
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo dhaweeyay Gobolka Saraar
CAYNABO(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo wafti uu hogaaminayay oo mudo bil iyo dheeraada gobolka sanaag ujoogay arimaha nabada iyo qaramaynta ciidamada madiga ah ayaa maanta soo gaadhay gobolka saraar halkaasi oo ay ka bi...
Tuesday, April 8, 2025
โSomaliland Iyada Oo Aan la Ictiraafsanayn Way Ka Duwan Tahay Soomaaliyaโ Michael Rubin
Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa lagula taliyey in aanu xayiraad socdaal saarin Jamhuuriyadda Somaliland, xilli Mr. Donald Trump isku diyaarinayo inuu soo saaro xayiraad cusub oo dhanka socdaalka iyo fiisaha ah uu ku soo rogayo ...
Tuesday, April 8, 2025
Ujeedada Kulan Uu Madaxwaynaha Jsl La Yeeshay Ganacsatada Somaliland Iyo Arimaha Lagaga Wada Hadlay!
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa kulan Hadhimo-Sharafeed ah Qasriga Madaxtooyada ugu sameeyey Ganacsatada kala duwan ee reer Somaliland. Munaasibadda Qado-Sharafta...
Tuesday, April 8, 2025
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo ka Waramay Ujeedada Kulan Uu La qaatay Madaxwaynaha Jsl.
Jumca mubaarak!! Waxaan booqasho iyo salaan (courtesy visit) ugu tegay hoygiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro). Kulankaasi waxaa soo agaasimay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somal...
Friday, April 4, 2025
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shacabka Ugu Baaqay In ay Maalinta Axada Iskugu Soo Baxaan Salaad Roob Doona!
Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland sheekh baashe ayaa shacabka reer somaliland ugu baaqay in maalinta axada ay iskugu soo baxaan tukashada salaad roob doona. https://www.youtube.com/watch?v=axXfW9gyR_0...
Friday, April 4, 2025
Halgamaa Faneed Shamis Qadar Jeex Oo ka Hadashay Arimo Badan, Fariimana Udirtay Madaxda Somaliland Iyo Jabuuti.
CANADA(W,N)-Halgamaa Faneed shamis cali faarax oo kamid ah dadkii hormuud ka ahaa halgankii Xorimo doonka Jabuuti iyo halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa xaalada guud ee Somaliland Sidoo kale fanaanad shamis ayaa dhambaal h...
Friday, April 4, 2025
Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland Iyo Nuxurka Qodobadda Lagaga Hadlay!
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ Hargeysa, 02.04.2025 (W,N)-Fadhigii 14-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabd...
Wednesday, April 2, 2025
Maayar Mooge Oo Iska Difaacay Eedo Ay Usoo Jeediyay Xildhibaano Dalbaday Fadhi Xilka Qaadistiisa Ah
Maayarka caasimada cabdikariim axmed mooge ayaa qoraal uu soo saaray iskaga difaacay eedo culus oo ay usoo jeediyay 12mudane oo katirsan golaha deegaanka islamarkaana dalbaday fadhi aan caadi ahayn oo ay xilka kaga tuurayaan HA...
Wednesday, April 2, 2025
Madaxwaynaha Jsl Oo Magacaabay Gudida Qaban Qaabada Xuska 18may!
๐๐๐ซ๐๐๐ ๐ญ๐จ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 02/04/2025 uu wareegto Madax...
Wednesday, April 2, 2025
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐ฒ๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐ค๐ฎ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐๐๐ง ๐๐ข๐ซ๐ฌ๐ข ๐๐๐ง๐ข
Hargeysa 31.03.2025Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Dr Cabdiraxaam Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta hoygiisa ku bookhday Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, kaas oo muddooyinkii ugu damabeeyey xaalad cafimaad dar...
Monday, March 31, 2025
Masuuliyiin Katirsan Xukuumada jsl oo Shacabka Reer Gabiley kala Qaybgalay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga.
Wasiirka maaliyada wasiir kuxigeenka dawladaha hoose, afhayeenka madaxwaynaha jsl iyo masuuliyiin kale, maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa shacabka reer gabiley ala qaybgalay munaasibada tukashada salaada ciidul fidriga ...
Sunday, March 30, 2025
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐๐ O๐จ ๐ญ๐ฎ๐ค๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ข๐ข ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐๐ข๐๐ซ๐ข๐๐ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ช๐๐ฒ๐-๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ช๐๐๐ซ ๐ค๐๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐ฌ๐ก๐๐๐๐๐ค๐ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐๐ช๐๐ง ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa kumanaan kun oo kamid ah shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidul-fidrida oo maanta...
Sunday, March 30, 2025
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ญ๐ข๐ ๐ข๐ข ๐ฎ ๐๐จ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ฒ๐๐ฒ ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐ ๐ฅ๐ ๐ญ๐ฎ๐ค๐๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐ซ๐ข๐ ๐๐๐๐จ.
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Md.Maxamed Cali Aw Cabdi iyo waftigii u hogaaminayeyย ayaa maanta salaada ciidal fidrida la tukaday shacabka ku dhaqan degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Madaxweyne kuxigeenka SL oo hal...
Sunday, March 30, 2025
Sheekh Maxamed Cali Gadhle Oo Ka Hadlay Xiliyada Ugu Wanaagsan Ee Ducada La Aqbalo
Sheikh maxamed cali gadhle oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay fadliga ramadaanta gaar ahaan tobanka danbe iyo xiliyada uguu wanaagsan ee la aqbalo ducada. https://www.youtube.com/watch?v=dy25VXaIkh4...
Tuesday, March 25, 2025
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta (25.03.2025) ka qayb galay Shirka Siyaasadda Caafimaadka Qaranka JSL oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka, laguna ...
Tuesday, March 25, 2025
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ ๐ฎ๐ ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ข๐ข ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ซ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ ๐๐ข๐ข๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐ก
Sheekh (W,N)-ย Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta tababar uga furrey dugsiga tababarka Ciidanka Qaranka ee Cabdillaahi feedheeyey ee Degmadda Sheekh Dufacadii ugu horre...
Saturday, March 22, 2025
Wasiirka Dawladaha Hoose Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga ka jaray Mashaariic Laga Hirgaliyay Magaalada Wajaale, Kuwo Kale Dhagax Dhigay.
TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka dawlaha hoose iyo horumarinta magaalooyinka oo ay weheliyaan maamulka goblka gabiley, maayarka magaalada gabiley iyo degmada wajaale ayaa xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgaliyay magaalada wajaale halk...
Saturday, March 22, 2025
Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Taiwan Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda Taiwan Iyo Arimaha Ay Ka wada Hadleen!
Taipei โ(W,N)- Waxa sharaf ii ahayd in aan la kulmo Dr. Lin Chia-Lung, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Shiinaha (Taiwan), halkaas oo aan wada yeelanay wada-hadal midho dhal ah, qoto dheer kuna saabsan xoojinta xidhiid...
Friday, March 21, 2025
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Kulan Afur iyo Casho ah la qaatay qaybaha kala Duwan Ee Bahda Garsoorka Dalka.
18/09/1446-17/03/2025-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed oo ay wehelinayeen, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan, Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Yoonis Axm...
Tuesday, March 18, 2025
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ข ๐ ๐จ๐ ๐จ๐ฅ ๐ฑ๐๐๐๐ก๐๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ง๐๐๐๐๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฅ ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐ฅ๐ ๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฑ๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐ฌ๐ข.
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdiย iyo weftiga uu hoggaaminayo ee Toddobaadadii ugu dambeeyey ku sugnaaย Magalaada Ceerigaabo ayaa magaalada Ceel Afweyn kulan loogu sii gogol xaadhayo sh...
Tuesday, March 18, 2025
Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Lasoo Degtay Qalabkii Ugu Tirada Badnaa Ee Dhismaha Wadooyinka
GABILEY(W,N)-Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa alasoo degtay qalabki ugu tirade badnaa ee dhismaha wadooyinka Maamula dawlada hoose ee gabiley oo uu gadhwadeen ka yahay maayar axmed ciisood oo xilka maayarnimo hayay mudo la...
Tuesday, March 18, 2025
Wasiirka Biyaha Jsl oo Ceel biyood ka dhagax dhiga Gobolka Selel.
Wasiirka Wasarada Horumarinta khayraadka Biyaha Somaliland oo ay weheliyaan guddomiyaha gobolka Sallel iyo masuuliyiin kale ayaa degaanka Hilawle oo ka mid ah degaanada hoos yimaada degmada Saylac ka dhagax-dhigay Ceel biyood Riig...
Saturday, March 15, 2025
Badhasaabka Gobolka Gabiley oo kormeer kusoo maray garoomada kubada cagta ee gabiley iyo arabsiyo!
Badhasaabka Gobolka Gabiley maxamed cabdilaahi bookh ayaa galabka kormeer kusoo maray garoomada kubada cagta ee magaalooyinka gabiley iyo arabsiyo oo ay ka socdaan tartanka koobka bisha ramadaan. https://www.youtube.com/watch?v...
Saturday, March 15, 2025
Warbaahin Caalamiya Oo Waxka Qortay Qorshaha Maraykanka Ee Aqoonsiga Somaliland.
Wargeyska The Financial Times, ayaa sheegay in sarkaal Maraykan ahi u sheegay in ay bilaabmeen wadahadallo ku wajahan suurtogalnimadaย in Maraykanku aqoonsanayo Madaxbannaanida Somaliland. Warsidaha The Financial Times wuxuu i...
Friday, March 14, 2025
Madaxwaynaha Jsl Oo Cisbitaalka Hargaysa Ku Booqday Ciidamadii Kusoo Dhaawacmay Dagaalkii Deegaanka Buqdharkayn!
Hargeysa, (W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa waxa uu maanta Cisbitaalka weyn eeย Hargeysa ku booqday, mid midna u dul istaagay askar ka tirsan geesiyaada Ciidamada Qar...
Friday, March 14, 2025
Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Somaliland
Sheekhul Baladka Magaaalada Boorama Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=vNQYe6AamTk...
Friday, March 14, 2025
Madaxwaynaha Jsl Oo Abaalmarino Qaaliya Gudoonsiiyay Ardaydii (๐ฐ๐ข๐ข๐ฅ๐๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐๐๐ฅ๐๐๐) Ee Ugu Sarreeyey Tartanka Xifdiga Qurโaanka kariimka ah
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ Hargeysa, 13.03.2025 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaaย Abaalmarinoย kale duwan oo qaali ah guddoonsiiyey A...
Friday, March 14, 2025
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update
๏ปฟ