Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Eng Saalax Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sobobta Uu Xiligan Uga Baxay Xisbigii Kulmiye Ee Uu Mudada Dheer Golihiisa Dhexe Katirsanaa!
HARGAYSA(W,N)-Eng saalax oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland islamarkaana hogaaminayay beesha uu kasoo jeedo oo maalintii shalay ku birtay xisbiga waddani ayaa ka waramay sobobta uu uga baxay kulmiye oo uu mudo dheer kamid a...
Friday, May 24, 2024
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Muj Axmed Wayso Cade!
Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa lalayeeshay muj axmed wayso cade oo kamid ahaa hogaankii snm isagoo ka waramay dhacdooyin badan oo uu utaagnaa iyo halkii uu ku dhaawacmay. https://www.youtube.com/watch?v=acsqLgqIJrQ...
Friday, May 24, 2024
Gabadh Somaliyad Ah Oo Ka Sheekaynaysa Isticmaalka Maandooriyaha Iyo Dhibta Uu Baday!
WARIYE CABDISALAAN HERERI AYAA WARAYSI DHINACYO BADAN LA YEESHAY GABADH SOMALIYAD AH OO DEGAN DALKA MARAYKANKA IYO HALISTA UU KU KEENAY ISTICMAALKA MAANDOORIYAHA OO AY MUDO QABATINTAY. https://www.youtube.com/watch?v=FpFXoSNHjG...
Friday, May 24, 2024
Hogaanka Xisbiga Waddan Oo Hadhimo Shafareed Ku Maamuusay Madaxdhaqameedka, Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Beesha Reer Shirdoon!
HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa munaasibad hadhimo sharafeed ah ku maamuusay Madax dhaqameed, aqoonyahan iyo waxgarad kala duwan oo ka soo jeeda beesha reer Shirdoon oo Xisbiga ku soo biir...
Thursday, May 23, 2024
Golaha Ammaanka Oo Cunaqabatayn Kusoo Rogay Hoggaamiyayaal Katirsan Ururka Al-shabaab
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale cunaqabateyn ku soo rogay hoggaamiyeyaal ka tirsan Al-Shabaab. Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir, Maxamed Cumar Maxamed iyo Maxamed Maxamuud Mire ayaa lagu eedeeyay inay ka q...
Thursday, May 23, 2024
Ciidanka Booliska Jsl Oo Xidhay Tifaftirihii Shabakada Wararka Ee Xogreeb. Wariye Cabdicasiis Bashiir Nuur
Hargeysa, May 23, 2024 (W,N) - Ciidan ka socda Xarunta CID-da Hargeysa ayaa Abaaro 5:20pm galabnimò ee maan waxa ay xaafada sheekh Nuur ka kaxaysteen Wariye Cabdicasiis Bashiir oo ah tifaftiraha shabakada Wararka ee Xogreeb News....
Thursday, May 23, 2024
Maamulka Jaamacada Timacade Oo Beeniyay Wararka Sheegaya In La Xidhay Xubno Kamid Ah
GABILEY(W,N)-Maamulka jaamacada timacade ee magaalada gabiley ayaa ka hadlay warar labadii maalmood ee udanbeeyay baraha bulshada lagu baahinayay kuwaasi oo ay sheegeen in aanay jirin cid laga xidhay. Sidoo kale maamulka ...
Thursday, May 23, 2024
Magaalada Hargaysa Oo Maanta Lagu Qabtay Munaasibad Quraan Akhris Ah Iyo Ujeedada Ay Daarnayd.
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad quraan akhris ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay ka qaybgaleen 200 oo dhalinyaro ah oo xaafidiin ah taasi oo ay goob joog ka ahaayeen qaarkamid ah culimada waawayn ee dalka Culima...
Thursday, May 23, 2024
Gudoomiyaha Gudida Ka Midho Dhalinta Gobolnimada Gabiley Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Wax Umarayaan Iyo Cida Leh Libinteeda!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Gudida ka midho dhalinta gobolnimada muuse cabdilaahi suwayn ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan dadaaladii ay ugu jiraan dhamaystirka gobolnimada Gabiley Sidoo kale gudoomiyaha gudida ka midho dhalin...
Thursday, May 23, 2024
Marxuum ku Geeriyooday Ceel Biyood Ku Yaala Deeegaanka Horu haadley Ee Degmada Daarasalaam Oo Uu ku Dhacay
Waxa ceel biyood uu ku dhacay galabta laga soo saaray Alle ha u naxariistee Marxuum Fu'aad Xuseen oo ka mid ahaa dadka ka shaqeeya beeraha deegaanka Horu-haadley ee degmada Daarasalaam ee gobolka Maroodi Jeex. Sidaasna ...
Wednesday, May 22, 2024
Xildhibaan Khaalid Hoori oo Si Kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Qaarkamid Ah Maamulka Jaamacada Timacade Ee Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Xildhibaan khaalid hoori oo kamid ah mudanayaasha golaha Deegaan degmada Gabiley ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga maamulka gobolka gabiley kula kacay xubno kamid ah masuuliyiinta jaamacada tima cade oo habeenkii xa...
Wednesday, May 22, 2024
Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Go,aan Kasoo Saartay Dacwadii Urur Siyaasadeedka Shacabka Ee SPP.
Maxkamada sare ee Jamhuuriyada Somaliland Ayaa maanta Qaraar Kasoo saartay dacwadii Urur Siyaasadeedka Sahacabka Somaliland Ee S.P.P Taasi oo udhaxaysay hogaanka ururka iyo gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo ansixinta asxa...
Wednesday, May 22, 2024
Hadhimo Sharafeed Maagalada Hargaysa Loogu Sameeyay Gudida Ka Midho Dhalinta Gobolnimada Gabiley!
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyarada kasoo jeeda gobolka gabiley ayaa munaasibad qado sharaf ah ku maamuusay gudida ka midho dhalinta gobolnimada gabiley oo guul la taaban karo kasoo hoyay shaqadii ay bulshada uhayeen Sidoo ...
Wednesday, May 22, 2024
Masuuliyiin Ka Tirsan Urur Siyaasadeedka Shacabka S.P.P Oo Ka Dareen Celiyay Go,aankii Maxkamada Sare
HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin kamid ah hogaanka urur siyaasadeedka shacabka somaliland ee spp ayaa kad areen celiyay go,aan maxkamada sare maanta kasoo saartay dacwadii ururka shacabka taasi oo go,aamisay in shirkii golaha dhexe ee ur...
Wednesday, May 22, 2024
Wasiir Kale Oo Xukuumada Katirsan Oo ka Hadlay Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Gudida Dan Iyo Duco!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada qoyska iyo arimaha bulshada somaliland cali xoor xoor ayaa ka hadlay kulan maalintii shalay madaxtooyada ku dhexmaray gudida dan iyo duco ee beelaha ciise muuse iyo madaxwayne biixi kaasi oo siyaab...
Wednesday, May 22, 2024
Madaxwaynaha JSL Oo Kulan La Qaatay Gudida Dan Iyo Duco Ee Beelaha Ciise Muuse Iyo Xogaha Laga Helayo!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl Ayaa saaka Qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay gudida Dan Iyo Duco ee beesha Ciise Muuse Kaasi oo warbaahintu dibad joog ka Ahayd Kulanka madaxwaynaha iyo gudida dan iyo duco ayaa waxaa kazoo b...
Tuesday, May 21, 2024
“Reer Saaxiloow Hadaad Dib Udoorataan Muuse Biixi, Somaliland Way Kala Dhaqaaqaysaa”Ex Xil Siciid.
Xildhibaan hore siciid cartan oo kamid ahaa golaha wakiilada Somaliland ayaa siwayn udhaliilay madaxwayne biixi oo uu sheegay in hadii dib loo doorto ay Somaliland kala tagi doonto Sidoo kale ex xldhibaan siciid cartay ayaa farii...
Tuesday, May 21, 2024
Maxkamadda ICC Oo Soo Jeediyey In Waaran Qabasho ah Loo Jaro Raysal Wasaaraha Israa’iil!
Dacwad-oogaha guud ee maxkamadda dembiyada caalamiga ah ee ICC ayaa Isniintii sheegay inuu doonayo in waaran qabasho ah loo diro ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, wasiirkiisa difaaca iyo saddex hoggaamiye oo ka ...
Tuesday, May 21, 2024
“Reer WADDANI Waxaan Leeyahay Doorashada Udiyaar-garooba,Waxana Innaga Reeban Hadallada Xanafta Leh, Qabyaaladda, Shakhsi Cayga,Reer Cayga” Musharax Cirro.
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” oo khudbad ka jeediyay munaasibad xuska 18may ah oo xisbiga waddani ku qabtay hoyga musharax cirro ayaa shacabka reer Somaliland uje...
Monday, May 20, 2024
Jaaliyadaha Reer Somaliland Ee Qaarada Yurub Oo Banaan Bax Lagu Taageerayo Madaxbanaanida Jsl Ka Hor Dhigay Xarunta Midowga Yurub
YURUB(W,N)-Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan qaarada yurub ayaa banaan bax balaadhan ka hor dhigay xarunta midowga yurub ee bruseles taasi oo ay dalbanayeen aqoonsiga jamhuuriyada somaliland. https://www.youtube.com/watch?...
Monday, May 20, 2024
Siyaasi Ramaax Oo Shaaciyay In Uu Si Rasmiya Ugu Biiray Xisbiga Waddani!
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi maxamuud cali hayste ramaax oo xilka badhasaabnimo kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo iyo xukuumada madaxwayne biixiba soo maray badi gobolada Somaliland ayaa maanta shaaciyay in uu sirasmi ah ugu biiray...
Monday, May 20, 2024
Madaxwaynihii Dalka Iran Iyo Wasiirkii Arimaha Dibada Oo La Xaqiijiyay In Ay Ku Geeriyoodeen Shil Diyaaradeed!
TEHRAN(W,N)-Warbaahinta Iran ayaa ku dhawaaqay in madaxweynaha Iran Ibrahim Ra’iisi iyo wasiirkiisii arrimaha dibadda iyo saraakiil la socotay ay dhammaan ku dhinteen, shil diyaarad hellikobter ah oo xalay ka dhacay buuralleyda ...
Monday, May 20, 2024
Munaasibada Xuska 18may Oo Lagu Qabtay Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska Iyo Masuuliyiin Ka Qaybgalay
LONDON(W,N)-Munaasibad balaadhan oo loogu debaaldegayay maalinta qarannimada somaliland ee 18may ayaa lagu qabtay caasimada dalka inngiriiska ee london taasi oo ay kasoo qaybgaleen jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dalka ingi...
Sunday, May 19, 2024
Munaasibad balaadhan Oo Lagu Xusayay Maalinta Qarrannimada Jsl Oo Lagu Qabtay Magaalada Toronto Ee Dalka Canada.
TORONTO(W,N)-Munaasibada balaadhan oo lagu xusayay sanad guurada 33aad ee lasoo noqoshada madaxbanaanida Somaliland ee 18may ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada Waxaana kazoo qaybgalay munaasibadan jaaliyada reer...
Sunday, May 19, 2024
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Jawaabay Hadalkii Shalay Ee Madaxwayne Biixi.
HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka jawaabay hadal madashii shalay ee xuska 18may uu ka yidhi madaxwaynaha jsl muuse biixi iyo dardaarankii daahir riyaale ee ololaha doorashada. http...
Sunday, May 19, 2024
Israa’iil Oo Askar Tiro Badan Lagaga Dilay Dagaalo ka dhacay Waqooyiga Gaza
Ciidamada Israa’iil iyo dabaabadaha dagaalka ayaa maanta oo Sabti ah gudaha u galay qeybo ka mid ah waqooyiga Qasa oo ay hore u sheegeen inay la wareegeen bishii January, halkaas oo ay dagaalo culus ka billaameen markale maalmih...
Sunday, May 19, 2024
Riwaayad Micno Badan Xanbaarsan Oo Habeenkii Xalay Lagu Soo Bandhigay Xuskii 18may Ee Madaxtooyada jsl.
Riwaayad Micno Badan Xanbaarsan Oo Habeenkii Xalay Lagu Soo Bandhigay Xuskii 18may Ee Madaxtooyada jsl. https://www.youtube.com/watch?v=TI0ruZTnVp0&t=414s...
Sunday, May 19, 2024
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Sheegay In Uu Doorkan Madaxwaynimada ku Dhisayo Musharax Cabdiraxmaan Cirro
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan xasan saleebaan dhuxul “laabsaalax” oo kamd ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland lagana soo doortay goboka maroodi jeex kana soo baxay xisbi xaakimka kulmiye ayaa cadeeyay mawqifkiisa taageero e...
Sunday, May 19, 2024
TOOS UDAAWO; XAFLADA MADAXTOOYADA JSL EE XUSKA SANADGUURADA 33AAD EE QARANNIMADA SOMALILAND!
TOOS UDAAWO; XAFLADA MADAXTOOYADA JSL EE XUSKA SANADGUURADA 33AAD EE QARANNIMADA SOMALILAND! https://www.youtube.com/watch?v=217QoWep_0I...
Saturday, May 18, 2024
Muuqaalada Guud Ee Gaardiska Ciidamada Kala Duwan Ee Jsl Ee Debaaldega Xuska 18may.
Muuqaalada Guud Ee Gaardiska Ciidamada Kala Duwan Ee Jsl Ee Debaaldega Xuska 18may. https://www.youtube.com/watch?v=noHpFWHmnbY...
Saturday, May 18, 2024
Magaalada Gabiley Oo Siwayn Looga Xusay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may Iyo Nuxurka Khudbadihii Masuuliyiinta
GABILEY(W,N)-Magaalo madaxda gobolka gabiley ayaa siwayn looga xusay sanad guurada 33aad ee maalinta qarannimada somaliland halkaasi oo kumanaan shacabka ahi iskugu soo baxeen khayriyada magaalada Sidoo kale waxaa hadalo la xid...
Saturday, May 18, 2024
Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Ka Jeediyay Xuska 18may.
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibada xuska maalinta qarannimada Somaliland ayaa ka hadlay cadaawada somaliya, heshiiskii itoobiya iyo Somaliland. Sidoo ka...
Saturday, May 18, 2024
Magaalada Boorama Oo Si Balaadhan Loogu Xusay Debaaldega Maalinta Qarannimad Jsl Ee 18may
BOORAMA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada boorama oo ay weheliyaan masuuliyiin xukuumada katirsan iyo maamulka gobolku ayaa siwayn iskugu soo baxay xuska maalinta qaranimada somaliland ee 18may halkaasi oo ay gaa...
Saturday, May 18, 2024
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland dahir rayaale kaahin oo ka qaybgalay munaasibada xuska dib ulasoo noqoshada madaxbanaanida somaliland ayaa dardaaran culus ujeediyay madaxda xukuumada asxaabta mucaaridka somaliland o...
Saturday, May 18, 2024
TOOS UDAAWO MUNAASIBADA XUSKA MAALINTA QARANNIMADA JSL EE 18MAY.
TOOS UDAAWO MUNAASIBADA XUSKA MAALINTA QARANNIMADA JSL EE 18MAY. https://www.youtube.com/watch?v=XlABQ2ouHl4...
Saturday, May 18, 2024
Gudida Qaban Qaabada Xuska 18may Ee Gobolka Gabiley Oo Soo saaray Awaamiir Cusub Oo La Xidhiidha Qaabka Loo Xusayo
GABILEY(W,N)-Gudida heer gobolka ee qaban qaabada xuska 18ay ee gobolka gabiley ayaa soo saaray awaamiir la xidhiidha qaabka loo xusayo dabaaldega malinta qarannimada Somaliland ee maalinta bari Sidoo kale gudidan ayaa shaaciya...
Friday, May 17, 2024
Kulan Lagaga Hadlayay Aqoonsiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Xarunta Baarlamaanka Dalka Sweden.
SWEDEN(W,N)-Kulan lagaga hadlayay qadiyada madaxbanaanida somaliland ayaa lagu qabtay xarunta baarlamaanka dalka sweden taasi oo ay Kasoo qaybgaleen xildhibaanada saaxiibada somaliland ee baarlamaanka dalka sweden Kulan oo uu s...
Friday, May 17, 2024
Axmed Yoonis Oo Tiriyay Maanso Cusub Oo Ka Hadlaysa Xuska Qarrannimada Somaliland!
Axmed yoonis oo kamid ah haldoorka Somaliland ayaa tiriyay maanso cusub oo ka hadlaysa qaranimada Somaliland iyo marxadihii loosoo maray HALKAN KAGA MAANSADA OO DHAMAYSTIRAN; https://www.youtube.com/watch?v=EjrsX4RMBSY...
Friday, May 17, 2024
Qaarkamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Ansixinta Gobolnimada Gabiley Iyo Mawqifka Ay ka Taagan Yihiin!
GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah xilduibaanada golaha wakiilada Somaliland oo maanta lagu casuumay magaalada gabiley ayaa ka hadlay mawqifkooga ku aadan ansixinta gobolnimada gabiley oo dhawaan madaxwaynaha jsl usoo gudbiyay Xildhibaa...
Friday, May 17, 2024
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Sheegay In Xisbi Xaakimka Kulmiye Lagula Xisaabtamayo 7Sano Ee Dalka Xukumayay!
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Siyaasi Maxamuud xaashi oo ka hadlayay doorashada ina soo foole ee madaxtooyada iyo ururada ayaa sheegay in xukuumada kulmiye ee maanta talada haysa lagula xisaabtami doono 7sano e...
Friday, May 17, 2024
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update