|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Ramaax Oo Shaaciyay In Uu Si Rasmiya Ugu Biiray Xisbiga Waddani!
May 20, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi maxamuud cali hayste ramaax oo xilka badhasaabnimo kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo iyo xukuumada madaxwayne biixiba soo maray badi gobolada Somaliland ayaa maanta shaaciyay in uu sirasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee waddani Siyaasi ramaax oo uu weheliyo suldaanka guud ee beelaha subeer awal iyo siyaasiyiin kale oo ay isku deegaan yihiin ayaa saaka kulan la qaatay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani Kulanka uu la qaatay hogaanka xisbiga waddani kadib siyaasi ramaax oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu isaga iyo deegaanka uu kazoo jeedaaba ay dhisayaa musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani. Related posts:DAAWO;Heesta Separate Waa Hees Ka Waramaysa Qiso Dhab ah Ereyadii Abwaan Qaamuus Codkii Alfanaan Nuu... Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Sedexda Xisbi Qaranka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen. DAAWO; Ujeedada Kulan Uu Wasiirka Ganacsiga Iyo maalgashiga Caalamiga ahi la yeeshay Ganacsatada Go... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|