TACSI
-
Badhasaabka gobolka gabiley oo tacsi tiiranyo leh u diray, caaqil maxamed warsame seed(indhayare)
GABILEY(Wajaalenews);Badhasaabka gobolka gabiley mustafe cabdi ciise (shiine) isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka guud ahaan gobolka gabiley waxa uu tacsi tiiranyo leh u dirayaan qoyskii , qaraabadii iyo guud ahaanba bulsho waynta ...
Monday, May 26, 2014
-
TACSI,Boqor Muxumed Geele Seed Isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka guud ahaan gobolka gabiley waxa uu Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii u ka baxay marxuum Caaqil maxamed warsame seed
INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN
HARGEISA(Wajaalenews);DHamaan dadkan hoos ku qoran waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan gerida naxdinta leh ee ku timid marxuum caaqil maxamed warsame seed (indhayare) caawa ku geeriyoday ...
Monday, May 26, 2014
-
Madaxweynaha JSL Axmed Silaanyo, Oo tacsi u diray Reer Xaaji Cali Guhaad, Qoyskii, Ehelkii uu ka baxay Marxum Maxamed Xaji Cali Guhaad (Sanyare) oo ku geeriyooday Magaalada Hargaysa
TACSI MADAXWEYIN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
HARGEISA(WAJAALENEWS); Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Reer Xaaji Cali Guhaad, Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii iy...
Monday, May 19, 2014
-
DHAMAAN DADKAN HOOS KU QORAN WAXAY TACSI U DIRAYAAN MARXUUMAD XALIIMO MUXUMED MIRE
Dhamaan dadkani hoos kuqoran waxay tacsi Tiiraanyo leh udirayaan cabdi wadaad oo hoyadii ku geeriyootay magaalada hargeisa marxuumad xaliimo muxumed mire waxayna leeyihiin dhamaan ehelkii iyo qaraabadeediiba samir iyo iimaan
Aa...
Friday, May 16, 2014
-
GudooomiyahaSHirkada Somcable Maxamed AW Siciid Geedi WaxaUu Tacsi U Dirayaa Mulkiilaha SHirkada Somtel Maxamed Siciid Ducaale
HARGEISA WAJAALENEWS INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAJUCUUN
Gudoomiyaha shirkada somcable maxamed aw siciid geedi isagoo ku hadalaya guud ahaan magaca shirkada somcable gaar ahaan magaciisa wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa shaq...
Tuesday, May 13, 2014
-
Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Silaanyo, waxa Oo tacsi u diray Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtii ay ka baxday Marxuuma Cambaro Jaamac Cali
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtii ay ka baxday Marxuuma Cambaro ...
Sunday, May 11, 2014
-
Madaxweynaha JSL, Silaanyo, Waxa uu Tacsi u Dirayaa Qoyskii, iyo Shacbiga Reer Somaliland, Ee uu ka Baxay Marxuum Xaaji Cabdi Jaamac Xayd
TACSI MADAXWEYNe IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
HARGEISA(Wajaalenews;)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbi...
Friday, April 25, 2014
-
TACSI MADAXWEYNAHA JSL WAXA UU tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, uu ka baxay Marxuum Axmed Maxamud Xandule (Gocase)
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
HARGEISA(WAJAALENEWS); Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, uu ka baxay Marxuum A...
Sunday, April 20, 2014
-
GANERAL.MAXAMED XASAN CABDILAAHI (JIDHIF) WUXUU TACSI TIIRANYO LEH U DIRAYAA SODOGII MARXUUM XAAJI AADAN XASAN MUUSE OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA NASIYE EE GOBOLKA TODHEER
INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN TALIYIHII HORE EE CIIDANKA QARANKA SOMALILAND GENERAL MAXAMED XASAN CABDILAAHI JIDHIF) OO KU HADLAYA MAGICIISA IYO KA QARANKA SOMLILAND WUXUU TACSI UDIRAYAA QOYSKII IYO QARAABADII UU KA BAX...
Saturday, April 12, 2014
-
TACSI MADAXWEYNE JSL Wuxuu tacsi u Dirayaa Marxuum (Jaamac Xirsi Cali oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Illaalada Madaxtooyada
TACSI MADAXWEYNE
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Ciidanka Illaalada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Ciidamada ...
Wednesday, April 9, 2014
-
Waxaa Tacsi Diraya Qoyska Reer Maxamed Siciid Kibaar Oo ka Tacsiyadaynay Geerida Ku Timid
Waxaa Tacsi Diraya Qoyska Reer Maxamed Siciid Kibaar Oo ka Tacsiyadaynay Geerida Ku Timid
Hooyo Faadumo iyo caruurteeda oo kala ah sahra maxamed siciid , fadxiya maxamed siciid , khadar maxamed siciid , huda maxamed siciid , khad...
Saturday, December 21, 2013
-
Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii Iyo Qarabadii ay Ka Baxday Marxuumad Hooyo AAMINA YUUSUF XIRSI Oo Maanta Ku Geeriyootay Magaalada Jigjiga Isla Markaana Maanta Lagu Aasay Borama..
Dhamaan Dadkan Hoos Ku Xusan ay Tacsi Tiiraanyo Leh ay Uu Dirayaan Qoyskii Iyo Eheladii ay Ka Baxday Marxuumad Hooyo AAMINA YUUSUF XIRSI Oo Maanta Lagu Aasay Borama Iyaga Oo Si Gaara ah Uga Tacsiyadeena Sxbkood Xasan C/raxmaan Daa...
Saturday, December 21, 2013
-
Shabakda Wararka Ee Wajaale News Waxay Dhambaal Tacsi Ah U Diraysaa Ehelkii Iyo Qarabdii Iyo Shacabka Somalilandba, Geeridii ku timid Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Muraase.
Shabakda Wararka Ee Wajaale News Waxay Dhambaal Tacsi Ah U Diraysaa Ehelkii Iyo Qarabdii Iyo Shacabka Somalilandba, Geeridii ku timid
Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Muraase.
maamulka shabakada wararka ee wajaale news yuusuf jamac ...
Thursday, December 5, 2013
-
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaan taageerayaasha xisbiga waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka, qaraabada iyo asxaabta uu ka baxay MARXUUM MAXAMUUD AW SICIID GEED
TACSI
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaan taageerayaasha xisbiga waxa uu tacsi tiiraanyo leh u ...
Wednesday, November 20, 2013
-
Tacsi: Xildhibaan Baar Siciid Faarax Oo Walaalkeed Geeriyooday
Tacsi: Xildhibaan Baar Siciid Faarax Oo Walaalkeed Geeriyooday
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda i...
Saturday, November 16, 2013
-
tacsi uu dirayo eng xaashi cumar cige oo udirayo abwaan cali banfas
waxaan dhamaan umada somaliland ka taxsiyadaynayaa geeridii naxdinta lahayd ee kutimid marxuun abwaan cali xasan adaan (abwaan cali banfas) oo ahaa abwaan heercaalami kana baxay umada ku hadasha afka soomaliga waxaan gaar ahaan ...
Tuesday, October 22, 2013
-
Masuuliyiin Madaxdhaqameedyo Cuqaal Salaadin Xidhibaano Aqoonyahano Ayaa Waxay Tacsi U Dirayaan Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid MarxuunCheaf Caaqil Cabdi Ciidle Amaan
Masuuliyiin Madaxdhaqameedyo Cuqaal Salaadin Xidhibaano Aqoonyahano Ayaa Waxay Tacsi U Dirayaan Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid MarxuunCheaf Caaqil Cabdi Ciidle Amaan
Boqor maxamuud geele seed,Caaqil maxamed cabdi qawdhan,Caaqi...
Saturday, October 19, 2013
-
Siilanyo’s Reshuffle Recycled The Already Recycled Recyclables But Left The Untouchables Untouched.
I believe that Somaliland does not need unproductive reshuffles which became a pattern and a culture for Siilanyo’s confused, and incoherent, oligarchy administration. Somaliland needs salvation, rescue and re-establishment. Thi...
Friday, June 28, 2013
« Previous Page
|
|