|
|||||
WAJAALE NEWS
TACSI,Boqor Muxumed Geele Seed Isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka guud ahaan gobolka gabiley waxa uu Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii u ka baxay marxuum Caaqil maxamed warsame seed
May 26, 2014 - Written by Editor:INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN HARGEISA(Wajaalenews);DHamaan dadkan hoos ku qoran waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan gerida naxdinta leh ee ku timid marxuum caaqil maxamed warsame seed (indhayare) caawa ku geeriyoday magaalada gabiley laguna aasi doono magaalada hargeisa maalinta bariya dhamaan bahda qadhanka culimada. xildhibaano waxay tacsi u dirayaan oo kala ah suldaan ismaciil suldaan cabdiraxmaan Boqor muxumed geele seed cheif caaqil dayib cabdi ciidle amaan caaqil maxamed cabdi qowdhan Oday xaashi cismaan dhoolal Sheikh Cabdiqaadir Carab warsame Xildhibaan Bashiir SH, xuseen tukaale\ Xildhibaan ibraahim axmed haybe Eng Xaashi Cumar Cige Mustafe saleeban cilmi Cumar madar muuse maxamed axmed geele xuseen cilmi warsame xuseen ciro cabdikarim muxumed xasan( qaamuuska) Iyo dhamaanba masuuliyinta wajaalenews hawlwadeenadeeda waxay tacsi taa lamida u dirayaan marxuum caaqil maxamed warsame seed (indhayare)
dhamaan dadkaasi waxay ilaahay uga baryayaaan in janatu fardawsa ilaahay geeyo ehelkiisiina samir iyo iiman kasiiyi aamin aamin
Related posts:Wasiirka Ganacsiga Jsl Iyo Siyaasiyiin Reer Awdal Ah Oo Dalab Xaasaasiya Oo La Xidhiidha Maamulka De... Masuul Iska Casilay Hogaanka Xisbiga Wadani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Keentay In Uu Iscasilo DAAWO: Suldaan Mawliid Sabayso Oo Xiisadda Gobolka Awdal Ka ALoosan Ku Eedeeyay Xukuumadda +Xildhiba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|