Sports
-
Sanchez Iyo Angel Rangel Oo Swansea City Ka Tirsan oo barta Twitterka Iskugu Jawaabay
HARGEISA(Wajaalenews);Weerar yahanka kooxda Arsenal ee Alexis Sanchez iyo difaaca kooxda Swansea City ee Angel Rangel ayaa iskugu jawaabay barta Twitterka, kadib guul daradii Arsenal ka soo gaadhay Swansea City.
Alexis Sanc...
Monday, November 10, 2014
-
Daawo – Kulankii Derbiga Tel Aviv Oo Isku Bedelay Mashaqo Weerar Taageeerayaal kusoo Qaadeen Ciyaartoyga Kadibna faraha layskula tagay.
Hargeisa(Wajaalenews);Ciyaartii derbiga ahayd ee caasimada Yuhuuda ee Tel Aviv derby ku dhex maraysay labada kooxood ee Hapoel iyo Maccabi ayaa qaybtii dambe la baajiyey kadib markii weerar uu teegere ku soo qaaday ciyaaryahan sab...
Tuesday, November 4, 2014
-
Real Madrid oo Beenisay in Aanu Bale Ka Tagayn Kooxda.
HARGEISA(Wajaalenews);Tababaraha kooxda Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa daboolka ka qaaday inuu doonayo Gareth Bale inuusan kooxda ka tagin xili leysla dhexmarayay inuu ka tagayo Bernabeu.
Toddobaadkan oo dhan ayaa la hada...
Saturday, November 1, 2014
-
Waxkabaro Kulamadii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Dhexmaray Qaramada Argentina iyo Brazil
95 jeer ayey kulmeen ,Argentina ayaa badisay 40 jeer,halka Brazil ay badisay 31 waxaana ay bar baro galeen 24.
10-kii kulan ee taariiqda ugu weynaa ee dhexmaray kooxaha iyo natiijadii
June 2012: Argentina 4 Brazil 3 (Fri...
Monday, October 13, 2014
-
Sababta Keentay in ay Real Madrid Ka Tagaan Di Maria iyo Alonso.
HARGEISA(Wajaalenews)Kooxda Real Madrid ayey sanadkan ka tageen laba ciyaartoy oo aad u fiicnaa oo ayna cidina is lahayn real way fasxi doontaa ayaa markii ay dadku maqleen arinkaa aad u yaabeen iyagoo taageerayaasha kooxdu ay aad...
Friday, September 5, 2014
-
Kooxdii, Ciyaartoygii Ugu Fiicnaa Preimer legue Oo la Soo Saaray iyo Kooxaha ay u Kala Ciyaaraan.
Kooxdii ugu fiicnayd usbuucii ina dhaafay ee la furay Premier league ayaa la soo saaray kooxdii ugu fiicnayd iyo 11-kii ciyaaryahan ee ugu fiicnaa iyadoo laga sameeyey ama laga dhigay koox kaliya.
Bilowgii ciyaaraha ayaa waxa a...
Tuesday, August 19, 2014
-
Louis Vangaal Oo Laga Sameeyay Sawirro.
Guuldardii maanta soo gaadhay kooxda manchester united ayaa waxaa laga sameeyey sawiro dacaayad ah oo sheegaya guuldarada soo gaadhay.
Manchester United ayaa maanta ciyaarteedii ugu horeysay ee furitaanka premier legue laga bad...
Saturday, August 16, 2014
-
Furitaanka Premier league iyo Kooxaha Bari Ciyaaridoona.
Hargeisa(wajaalenews)--Bari ayuu si rasmi ah u furmayaa ciyaarihii dalka England ee Premier league iyadoo kooxda ugu soo horeysaa ama ugu hor ciyaari doontaa ay tahay kooxda Manchester United.
Sanadkan ayaad moodaa in uu Premie...
Friday, August 15, 2014
-
Saadasha Sanadka iyo Khuburada Kubada Cagta Oo Shaaciyay Iyo Kooxda Ku Guuleysan Karta Premier league.
HARGEISA(Wajaalenews);Kooxdan la yidhaa Bloomberg waxaa isugu tagay khuburada ugu aragtida dheer kubada cagta dunida,waxaana ay marka hore kulan kulan ay u eegaan ciyaar walba iyo waxaa ay ku dhamaan karto kadib waxaana ay xisaabi...
Wednesday, August 13, 2014
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Calaamka.
HARGEISA(Wajaalenews);Wararkiii ugu danbeeyey ee suuqa kala iibsiga iyo kooxaha ugu cad cad ee doonaya laacibiin ay ku xoojiyaan kooxda iyadoo ay koox waliba ay doonayso in ay noqoto koox awood leh oo iska cabin karta koox kasta o...
Wednesday, August 13, 2014
-
Daawo; Mo Farah Oo Ku Guuleystay Orodka 10,000 Ee Mitir (video+sawiro)
LONDON(Wajaalenews0;Tartanka Yurub. Mohamed Farah oo ah orodyahan soomaalilanderka ah ayaa ku guulaystay tartanka orodka Yurub ee 10,000 ee mitir.Mohamed oo u ordayay wadanka England ayaa ku guuleystay kaalinta koowaad. Mohamed fa...
Wednesday, August 13, 2014
-
Fanaanad Caan Ah Oo Iibsanaysa Kooxda Liverpool Ee Dalka England.
HARGEISA(Wajaalenews);Gabadha heesta ee caanka ka ah aduunka ee la yidhaa Rihanna ayaa doonaysa in ay wada hadal la furto iyadoo doonaysa in ay la wareegto si ay maalgashi ugu samayso kooxda Liverpool ee ka dhisan dalka England ee...
Tuesday, August 12, 2014
-
Kooxda Arsenal Oo Ku Guulaysatay Koobkeedii Labaad Ee Community Shield una Awood Sheegatay, Man City
HARGEISA(Wajaalenews);Kooxda Arsenal ayaa manta u awood sheega tahay kooxda ay isku wadanka yihiin ee Man City ciyaartan oo ahayd mid final ah oo si wayn loo soo agaasimay laguna ciyaarayey garoonka weyn ee Wembley taasoo ahayd fi...
Sunday, August 10, 2014
-
Thomas Vermaelen Oo Ka Degay Kooxda Barcelona.
HARGEISA(Wajaalenews); Kabtankii hore ee kooxda Arsenal ayaa manta ka degay Kooxda Barcelona Iyadoo ay ka qaaday kooxda Manchester United ee ka dhisan dalka England iyadoo dadaal badan u gashay sidii ay u heli lahayd Thomas Vermae...
Saturday, August 9, 2014
-
Arsenal Oo u Diyaar Gorowday Finalka Community ShieldDaawo Sawiradan.
HARGEISA(Wajaalenews)' Kooxda Arsenal ayaa tababar furan ku sameysay garoonka Emirates Stadium iyadoo ay goobjoog ay ka ahaayeen taageerayaasha kooxdu. Thomas Vermaelen ayaa ka maqnaa tababarka sababo dhaawac laakiin waxaa ay u ba...
Friday, August 8, 2014
-
Isku Aadk Champions League Play-off ka Oo Lagu Dhawaaqay iyo Arsenal Oo Guul Rajaynaysa.
Hargeisa(Wajaalenews); Arsene Wenger ayaa ka hadlay intii aan la soo saarin isku aadka ama ka hor intii aanu dhicin qori tuurku isagoo sheegay in uu og yahay in ay ku dhici doonaa koox wayn oo awood leh iyadoo aad moodo in uu weng...
Friday, August 8, 2014
-
Liverpool Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhaqaaqday Saxiixa Radamel Falcao.
HARGEISA(Wajaalenews); Kooxda Liverpool ee ka dhisan dalka England ayaa doonaysa weeraryahanka u ciyaara naadiga Monaco ee dalka France una dhashay dalka Colombia ee Radamel Falcao. Liverpool ayaa markii uu ka tagay weerar yahanko...
Thursday, August 7, 2014
-
Xidiga khadka dhexe ee Barcelona oo ciyaarihii ka fadhiistay
HARGEISA(Wajaalenews);Khabiirka khadka dhexe ee u ciyaara xulka dalka Spanishka iyo naadiga Barcelona ee Hernadez Xavi ayaa ku dhawaaqay in uu ka fadhiistay dhamaan ciyaarihii caalamiga ahaa ee xulka qaranka ee dalkiisa. Ciyaaryah...
Wednesday, August 6, 2014
-
Guud Ahaan 10-ka Ciyaaryahan Ee Suuqa Kala Iibsiga Xagaagan Ugu Qaalisanaa.
HARGEISA(Wajaalenews);Waxa aynu soo qaadan doonaa sanadka xagaagiisii intii uu suuqa kala iibsigu furnaa 10 ciyaaryahan ee ugu qaalisanaa intii uu iibku socday. Iyadoo aynu wada ognahay in sanadkii hore ciyaaryahankii ugu qaalisan...
Wednesday, August 6, 2014
-
Cristiano Ronaldo Oo Caawa Ka Maqnaan Doona Kulanka Real Madrid iyo Man United.
HARGEISA(Wajaalenews);Carlo Ancelotti ayaa daboolka ka qaaday in Cristiano Ronaldo in aanu caafimaadkiisu aanu taam ahay suuro galna ayna ahayn in uu kulanka caawa ee real ay la ciyaarayso kooxda man united uu ku bilaabi doono. Ci...
Saturday, August 2, 2014
-
Jaraa’idada Caalamku Maxay Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyada.
HARGEISA (Wajaalenews);Warar aynu idiinkaga soo uruurinay jaraa’idyada ku mashquulsan kubadda cagta iyo waliba suuqa kala iibsiga ayaanu maanta idiin haynaa anagoo isku daynay inaan kuwooda ugu qiimaha badan aad ka heli kartaan:...
Friday, August 1, 2014
-
Alexis Sanchez Oo Ciyaari Doona Ciyaartiisii Ugu Horeysay Ee Kooxda Arsenal;. Daawo Sawiro
HARGEISA(Wajaalenews);Laacibkii hore ee Barcelona una dhashay dalka Chile ee Alexis sanchez ayaa si toos ah u bilaabay tobabarkii kooxda reer londan ee arsenal iyadoo laga soo qaaday sawiro aad u qurux badan isagoo qaadanaaya taba...
Friday, August 1, 2014
-
Frank Lampard Oo Dib Ugu Soo Laabtay Horyaalka Dalka England.
HARGEISA(Wajaalenews); Laacibkii hore ee kooxda Chelsea iyo wadanka Engiriiska ee Frank Lampard ayaa la sheegay in uu mar labaad dib ugu soo laaban doono horyaalka dalka England. Frank Lampard ayaa imika ka hor ka tagay kooxda Che...
Friday, August 1, 2014
-
Arsenal Oo Soo Iibsatay Gool Wade Cusub
Sports(Wajaalenews) ;Macalinka kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa cadeeyay inay la Soo Saxiixdeen gool wade cusub oo la yidhaa David Ospin isagoo sheegay in xili ciyaareedka cusub uu Wojciech Szczesny oo uu aahaan doono goolhaya...
Saturday, July 26, 2014
-
Real Madrid Oo Doonaysa Laacibka Falco Iyadoo Laga Yaabo in ay Fasaxdo Di Maria.
HARGEISA(Wajaalenews) ;Kooxda Real Madrid ayaa doonaysa inay iibsato laacibka kooxda Monaco ee fadamel falcao iyagoo doonaya in ay marka ay iibiyaan laacibkooda Di Maria iyadoo ay kooxo faro badan ay doonayaan iyadoo kooxaha doona...
Saturday, July 26, 2014
-
10 Ciyaaryahan Ee Iskugu Soo Hadhay Tartanka Ciyaartoyga Ugu Wanaagsan Aduunka Ee Sanadka 2013/14.
HARGEISA(Wajaalenews);10 Ciyaaryahan Ee Iskugu Soo Hadhay Tartanka Ciyaartoyga Ugu Wanaagsan Aduunka Ee Sanadka 2013/14.
1.Thomas Muller (Germany, FC Bayern Munchen)
2. Diego Costa (Spain, Chelsea FC )
3. Cristiano Ro...
Thursday, July 17, 2014
-
Mesul Ozil oo Aduun Maaliyadeed Ugu Deeqay Carruurta Gaza.
HARGEISA(Wajaalenews) ;Laacibka xulka qaranka ee k u guulaystay koobka aduunka , Jarmalka iyo naadiga Arsenal ee wadanka engiriiska Mesul Ozil ayaa aduunkii ama lacagtii uu ka helay koobka aduunka ee lagu dhigay dalka Brazil ugu d...
Thursday, July 17, 2014
-
Luiz Felipe Scolari: Brazil coach resigns after 2014 World Cup
Hargeisa(Wajaalenews) 'Brazil coach Luiz Felipe Scolari has resigned, the country's football federation (CBF) has confirmed.
Scolari, 65, won the tournament in 2002 but the hosts could only finish fourth at this year's event.
...
Tuesday, July 15, 2014
-
Xulka Qaranka Germalka Oo Ku Guulaystay Koobka Aduunka Daawo sawiro
Hargeisa(Wajaalenews) ;Xulka qaranka Germany ayaa loo caleemo saaray xulka qaranka ee Aduunka , kadib markii ayArgentina 1-0 kaga qaadeen koobka caalamka ciyaar labada qaran ku dhex martay garoonka Maracana ee caasimada Brazil ee ...
Sunday, July 13, 2014
-
Paul Pogba oo Markii ugu Horeysay Usbuucan Lagu Arkay London.
Hargeisa(Wajaalenews);Waa markii ugu horeysay ee Pogba lagu arko suuqa londan ka dib markii uu ka soo laabtay tartanka koobka aduunka ee lagu qabtay dalka Brazil.
Warar xanta ah ayaa soo baxay ka dib markii Pogba lagu arkay...
Saturday, July 12, 2014
-
Mario Balotelli Oo Doonaya inuu Dadajiyo Heshiiska uu Arsenal la Saxeexanayo
Hargeisa(Wajaalenews) ;Mario Balotelli ayaa caddeeyey inuu doonayo inuu ku biiro kooxda Arsenal
, sida ay daabacday jariiradda Mail on Sunday.
Weeraryahanka ayaa ka carooday eedeyntii dusha laga saaray ka dib markii ay x...
Saturday, July 12, 2014
-
Germalka Oo Kubada Cagta Nac-siiyey Xulkii Awooda Badnaan Jiray Ee Brazil Daawo Sawiro
Hargeisa(Wajaalenews)Xulka Germalka ayaa dhulka la dhacay oo wacdaro lama filaan ah ku dhigay xulkii wadankiisu marti gallinayay ciyaaraha koobka aduunka ee Brazil, kagana adkaaday 1-7 bilaa naxariis ah.
Brazil ayaa 18 daqiiqo ...
Tuesday, July 8, 2014
-
Xulka Qaranka Brazil Oo Iska Xaadiriyey semi finalka Koobka Aduunka
FORTALEZA, (Wajaalenews) — Xulka qaranka Brazil ayaa iska xaadiriyey semi finalka koobka aduunka markii koowaad mudo 12 sannadood ah kadib markii ay Caawa 2-1 kaga adkaadeen xulka qaranka Colombia, goolashaas oo ay labadaba dhal...
Saturday, July 5, 2014
-
Xulka Germany oo markii 4 yimid semifinal koobka aduunka Gudbay oo xidhiidha
Hargeisa(Wajaalenews) ;Germany ayaa noqday xulka kaliyaha ee 4 mar oo isku xigta soo gaaa semifinals koobka adduunka markii 1-0 ay kaga badiyeen France oo ay kulmeen garoonka Estadio do Maracana ee Rio de Janeiro. Goolka qura ee c...
Friday, July 4, 2014
-
Muqaalada ku Cusub Garoomadda Ciyaaraha Kubadda Cagta Adduunka ee Dalka Brazil 2014
HARGEISA(Wajaalenews);Tartanka ciyaaraha koobka adduunka ee ka socda dalka Brazil 2014, ayaa waxa jira muuqaallo cusub oo ku soo biiray muuqaaladdii hore loogu yaqiin goobaha ciyaaraha kubadda cagta adduunka, gaar ahaan garoomadda...
Thursday, July 3, 2014
-
Germany Oo Dirqi Kaga Adkaatay Xulka Algeria 30-kii Daqiiqo Ee Lagu Daray Ciyaarta; Daawo Sawiro
HARGEISA(Wajaalenews) ;Xulka wadanka Germany ayaa dirqi kaga adkaaday Algeria isla markaana boos ka diyaarsaday Rubuc dhamaadka (Quarter Finals) ka koobka aduunka kadib markii ay 2-1 kaga adkaadeen wakhtigii lagu daray ciyaarta xa...
Tuesday, July 1, 2014
-
Brazil Oo Rigoodhayaal Ugu Gudubtay Wareega 8-da Koobka Aduunka Daawo Sawiro;
Xulka wadanka Brazil oo ku sigtay in laga reebo koobka aduunka ee ay marti gallinayaan, ayaa rigoodhayaal 3-2 ah kaga adkaaday xulka Chile , sidaasna ugu gudbay wareega 8 da ee koobka aduunka.
David Luiz ayaa hogaanka u dhiibay...
Saturday, June 28, 2014
-
Tababaraha Xulka Ivory Coast oo iscasilay
HARGEISA(Wajaalenews);Tababaraha xulka Ivory Coast, Sabri Lamouchi, ayaa shaqada ka tegay kaddib markii ay kooxdiisa usoo bixi wayday wareega labaad ee ciyaaraha koobka adduunka ee Brazil ka socda.
Xulka Ivory Coast ayaa waxaa ...
Wednesday, June 25, 2014
-
Xulkii ITALIA Oo Hadhay Iyo Kooxda Uruguay Oo Wareega Labaad Iska Xaadirisay
Hargeysa(Wajaalenews) ;Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa kusoo idlaatay barbaro ay labada dhinacba kuqanacsanaayeen, 14 daqiiqo kadib markii lagasoo noqday nasashada Claudio Marchisio ayaa qalad uu kugalay Egidio Rios kumuteestay in c...
Tuesday, June 24, 2014
-
Kulanka Caawa Dhexmari doona Talyaaniga Vs Ingiriiska iyo Hanjabaadaha Labada Dhinaca ka soo Yeedhaya
HARGEISA(Wajaalenews) ;Qaramada Talyaaniga iyo Ingiriiska, ayaa caawa fooda isu dari doona ciyaartoodii koowaad ee kulanada tartanka koobka ciyaaraha adduunka ee sannadka 2014 ka socda dalka Brazil, taasoo ay ku wada jiraan Unugta...
Saturday, June 14, 2014
« Previous Page — Next Page »
|
|