ARTICLES
-
Xadhigii Mujaahidiinta “Uffo” & Doorkii Eng faysal C, Waraabe iyo Taariikh Sugan “ Qormadii 3”
Qormadii 2 Waxaan ku iftiimiyay qaabkii uu General Gaani jeelka Xamar uga soo saaray Eng.Faysal Cali Waraabe oo u xidhnaa wax-iswaydaarin & Xatooyo. Eng Faysal wuxuu yimid Hargeisa July ,1981 waxaanu markiiba ku dh...
Sunday, April 10, 2016
-
Dawladu Goormay Baranaysaa Maamul Daadejinta Dalka (Authority Delegation) W/q: Mr.Hamse Bashe Wiyeer.
Dawladu waa Dad kamid ah shacabka oo loo doortay in ay qabtaan danaha guud ee dalka ee loo doortay, waxqabadka dawladu kuma koobna degmo ama magaalo gooni ah ee waa kuwo Dadka shacabka ah ee doortay dawladaasi Magaalo maddax ilaa ...
Sunday, April 10, 2016
-
KULMIYE Iyo Caafimad Laaanta Somaliland By Mukhtar Cilmi.
waa waxa suurtogeliya in shaqo la qabto, la horumaro isla markaana sababa in difaac shakhsi iyo ku qaranba la galo
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.
Caafimaadka iyo nadaafaddu waa laba shay oo isku xidhan, haddii...
Sunday, April 10, 2016
-
Thank The founders, Revive the Cause Abscond The Betrayers
“If Allah were to punish men for their wrong-doing, He would not leave on the earth a single living creature: But He gives them respite for a stated term” (Alnaxal v 60) it seems that Somaliland is probably given respite for a...
Friday, April 8, 2016
-
Sheekh Cabdiqadir Carab (Sh, jaabir Oo Tacsi Udiray Qoyskii Uu ka Baxay Marxuum Dr Cabdi Aw daahir Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Burco
Sheekh Cabdiqadir Carab Warsame (Sheekh Jaabir) oo kamida culimada dalka jamhuuriyada somaliland ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray qoyskii ,qaraabadii iyo guud ahaan shacabka reer somaliland geeridii naxdinta lahayd ee kutimid ...
Wednesday, April 6, 2016
-
Sheekadii na dhex Martay Maandeeq: Waxa Qoray Cumar Seerbiya
11:00 kii barqanimo maalin ayaan soo galay xafiis ku yaalla badhtamaha Hargeysa , waxa isoo gaadhay codka haweenay gudaha xafiiska ka hadlaysa inta aanan xafiiska soo wada galin ayaan hadana mar kale codkii maqlay , waxaan dareema...
Tuesday, April 5, 2016
-
Ogaysiis Ogeysiis Dadwaynaha Ku Sugan Degan Columbus Ohio Iyo Nawaaxigeed In La Qaban Doono Xafladii 18 May Ee Sanad Guradii 25aad.
Ogaysiis Ogeysiis Waxaa Dhamaan Dadweynaha Degan Columbus Ohio Iyo Nawaaxigeed In La Qaban Doono Xafladii 18 May , Xuska 18 May Oo Ah Mid Aad Ugu Qali Ah Dhamaan Ummada Reer Somalilaand Meel Kasto Ay Aduunka Dacladiisa Hadab Wixii...
Sunday, April 3, 2016
-
Xadhigii Halgamayasha “Ufo”, Doorkii Eng. Faysal Iyo Cadaymo Sugan “Documentary Evidence”
EXECUTIVE SUMMARY : Waxaan halkan kusoo bandhigi doona qormooyin taxane ah oo ku saabsan dabayshii isbedel doonka “UFO” ee ka curatay Hargeisa 1978-1982 ; Ujeedooyinkii loo asaasay ; halgamayaashi hormo...
Sunday, April 3, 2016
-
FILASHADA FIICAN EE WASIIRKA WASAARADA GANACSIGA IYO MAALGASHIGA CAALAMIGA MUDANE XUSEEN AADAN CIGE (DAYR)
Hogaamintu maaha doobir ee waa kala doorashada wadooyinka iyo hababka ugu saxsan ee u danta ah umuuraha iyo umada uu hogaaminayo guusha ama guuldaraduna waa qayb wixii qayb ahina waa amuur allah lakin maaha inuu hogaamiyihu ku g...
Saturday, April 2, 2016
-
Ifkaa Laysu Tudhaaye Aaqiro Laysma Gargaaro.
waxaanu dhibaatada la dareemaynaa kuwa abaatu hayso ee xooluhu ka dhamaadeen iyo kuwa dadkii iyo xoolihiiba
XUSBIGA KULMIYE LAANTIISA FADHIGEEDU YAHAY
DALKA HOLLAND WAXAY DHAMAAN BULSHADA REER SOMALILAND
DEBED IYO GUDABA UG...
Saturday, April 2, 2016
-
Baroor Diiq,Gabal Dhacay: Cumar-Saalax Cabdi Xasan W/Q: Cabdi Yuusuf Aar,
Geeridu waa xaq waana wax dhammaanteen inna sugaya. Hase ahaatee way kala naxdin badan tahay oo hore ayay Soomaalidu ugu maahmaahday “Geeridu nin aanad garanayn iyo geeljire ayay ku fiican tahay.”
Waxa shalay [Khamiistii]...
Friday, April 1, 2016
-
Saami-qeybsiga: Alif kaa Qaloocdaa Al-Baqruu ku Dhibaa?
Hal-qabsi:
Habar habartii loo kala baxey,
Hirirtii Yeedhey,
Harqadihii Gidaarada la Sudhey,
Dumarkii Heesaayey,
Hadafbaa Dhismaha Baarlamaan lagu Hubeeyaaye,
Hanaankii Wax loo Dooran Jirey, Weli Ma Heysaane,
K...
Thursday, March 31, 2016
-
Saxiibkay Cali Waran-Cadde Waxaan Kula Talin Laha Dulqaadka Ka Baro Xirsi Cali X Xasan.W/Q .Qareen / Khadar Aar.
Wasiirkii hore ee Madaxtoyada Xirsi Cali X Xasan waa nin dhalinyaro ah isla markana
Waxaa hubaala in uu Dulqaadka iyo Deganantu ay tahay kaaramo iyo Sharaf ILAHAY uu bixiyo waxyabaha ugu wanaagsan , Qofka ILAHAY Dulqaad siiyo wux...
Thursday, March 31, 2016
-
Maxaa Keenay Hakinta Diwaangalita?
Arrintaasi waxay keentay in markiiba ay ka qayliyaan dadwaynaha deegaanda togdheer oo ay xaalad abaareed haysatay,se umay cuntamin xukuumada
Seddexdii bishii koobaad ee sanadkan ayaa uu madaxwayaha jamhuuriyada soomalilaan ...
Thursday, March 31, 2016
-
Sababta Rasmiga Ah Ee Muse Iyo Amina Ay Diwaan-Gelinta U Diidanyiin By Abdi Mustafe.
Laba cisho madaxtooyada waxa ka socda shirar lagu doonayo sidii diiwaan gelinta daaqada looga tuuri lahaa
Muse Biixi ayaa Amina Weris uugu balan qaaday in uu wasiirka maaliyada ka dhigo haduu wadanka madaxweyne ka noqdo. Dabeed...
Thursday, March 31, 2016
-
Wasiir Cakuse Muxuu Kaga Jawaabay Xoolaha La Soo Celiyey.
hadaba wakhti xaadirkay waxa soo badanayaa xoolaha la soo celinayo kuwaas oo laga soo celinayo SAUDI ARABIA
MARKA waxaan salaamayaa bahda hadhwanaagnew.com marka xigta waxaan iswaydiinaynaa WASIIR CAKUSE muxuu ka yidhi xoolihii...
Thursday, March 31, 2016
-
Gunaanadka Warbixintii Fidel Castro – Diyaariye: Yuusuf-garaad Cumar.
Waa qeybtii Afraad, ahna qeybta ugu dambeysa ee qormooyinka aan ka soo tarjumay Warbixinta Hoggaamiyaha Cuba, Fidel Castro, uu Berlin ku siiyay Hoggaamiyaha Jarmal Bari, Erich Honecker. Warbixintu waxay ku saabsan tahay socdaal uu...
Wednesday, March 30, 2016
-
WELEE FAYTANOW DHAANDAMMAAN CIDINA KUU DHIIBAN?
Waxaa marag-ma-doonta ah in muj. muuse biixi horeba u diiday in Xisbiga kulmiye la-gula tartamo. Waa tii si cad looga reebay saddexdii musharax ee la tartamaayey. Waa tii muj. Cali guray dad hortii sheegay in uu muuse odhan doono ...
Sunday, March 27, 2016
-
Somaliland: Sidii Aan Idiinku Lisnay Nooguma Aydan Hambeyn W/Q Yusuf Garaad.
Shiikh Xasan Cabdisalaan, oo ah Guddoomiye ku Xigeenka Guddiga Gurmadka Abaaraha Somaliland ayaa shir saxaafadeed oo uu Guddigu qabtay isagu si gooni ah ula hadlay Soomaalida Koofureed oo uu ugu yeeray Walaalaha Koofureed. Hadalki...
Friday, March 25, 2016
-
CALI WARAN CADOW HAGAR DAAMADA, AAD KU HAYSAY DAGMADA ARABSIYOOD WAA LAGA BIXI DOONAA.
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Cali Waran Cade ayaa taariikhdiisa intii uu joogay Wasaarada Arimaha Gudaha wuxuu Ku suntamay inay baaba'do Dagmadii Arabsiyo oo runtii ahayd Dagmo,waxsoosaar taasoo dhibta ugu wayni ay Marqudha k...
Tuesday, March 22, 2016
-
To day Indeed Somaliland is Covered With Shame and Misery
To day indeed Somaliland is covered with shame and misery
(Inal khizya wasooa calaa xukuumad Ardul somaal)
Look what they have done with their souls, look what they have done with their country which was founded with the blood...
Saturday, March 19, 2016
-
HADH CADBAY GILGISHAAN CADEEYAAN HADAFKOODA;ENG DA,UUD ABIIB,
Hargeisa(Wajaalenews):-Isku duubnida iyo wadajirka Ayaa Ah Waxa kaliyaata ee lagu gaadhi karo Guusha, marka hadaf la wada leeyahay ama qorshe isku mida lagu wada duulayo,Waxaane la Dardaarmayaa Bulshadayda reer gabiley oo aan leey...
Saturday, March 19, 2016
-
“Wax Goob Ah Lagagama Tegin Gabiley Komishankana Taas Laga Yeeli Maayo Reer Gabileyow Fadhiga Ka Kaca”Xildhibaan C/casiis Cabdilaahi Ismaaciil
Xildhibaan C/casiis Cabdilaahi Ismaaciil Oo Ka mid ah golaha deegaanka gabiley ayaa bulshada gabiley ugu baaqay inay ka dhiidhiyaan xaqiraada komishanka qaranku kula kacy gobolka gabiley isla markaana sheegay inaan wax goob ah...
Saturday, March 19, 2016
-
Lama Huraankii la Hakraday: Reer Miyiga Tabaaloobay Xilkooda Iyo Xisaabtoodaba Yaa Sida? By Abdirasak Salah
Abidkii Dad Waa Gu’i Jiree, Tanise Waa Gaw!
BY Abwaan Soomaaliyeed.
Maba ay sii fogayne waxa ay ahayd uun dhawaan. Kaliishan cirkuna uu fuf daayay bay ahayd. Guriga ayaan ku sugnaa. Waa goor duhur ah, cadceeduna inta ay ma...
Friday, March 18, 2016
-
Agaasimaha Horncable oo Weererro Dhinaca Baraha Bulshada Nugu Dhex Maray Awgeed Iigu Sheegay in Aan Xubin ka Ahay Al-shabaab!
Qoraa Cabdinaasir Axmed Ibraahim
"Deg deg ;Sirdoonka Itoobiya oo Somaliland uga Digay Mid ka mid ah Al-shabaab oo Ku Lug Lahaa qaraxii Djibouti iyo Warran-cadde oo difaacay..." Sidaa waxa mareegtiisa ku daabacay agaasimaha Horn...
Thursday, March 17, 2016
-
Yaa Hortaagan Ansixinta Gobalnimada GABILEY?…..
Falaadhi Gilgilasho Kaagama Go'do ayey Hore u tidhi Soomaalidu Magacaabista Gobalka Gabiley Waxaa Iska lahaa Xukumadii UDUB ee uu Madaxweynaha ka ahaa Daahir Riyaale Kaahin oo ahayd 2008dii iyadoo Laba Sano ka bacdi uu KULMIYE Tal...
Thursday, March 17, 2016
-
Tiirar Aasasiga Qiimaha Habka Dawladnimada.
Dawlada Somaliland waa dowlad sugtay amaankeeda dhul,cir, iyo badba,waxay kale oo ay qayb weyn ka qaadatay sugida amaanka deriskeeda
Dawladi waa inay tahay mid leh dabeecad siyaasadeed ka madax banan dhamaan dawladaha kale.Tani...
Wednesday, March 16, 2016
-
Muusow Muuji Muqaalka Musharxnimada W/Q: Presedent Max’ed Osman.
Sida Anyu Ka Warhayno Waxaa Lagu Jiraa Waqtigii Bulshada Ku Dhaqan Jamhuuriyada Somaliland Qaadanaysay Cardka Codaynta Muwaadinka
Sida Anyu Ka Warhayno Waxaa Lagu Jiraa Waqtigii Bulshada Ku Dhaqan Jamhuuriyada Somaliland Qaadan...
Wednesday, March 16, 2016
-
Jacaylkii hore mise Jacaylka Imika! W/Q: Axmed Cali Diiriye.
Jacaylku waa mid ka mid ah darreenada uu Ilaahay innagu abuuray ee ay ka mid yihiin farxadda, cadhada nacaybka iwm. Qofku dhawr jeer
Ma ila aragteen dad badan oo aaminsan sidan: “Jacaylka dhabta ahi waxa uu qofka soo maraa ma...
Wednesday, March 16, 2016
-
Daba Dheer Abaarahan , Uu Diriki Cawleed, Daba Maray Xidugihii.
Doorashdiina Mooyee, Dadkiiba Way Dhamaadeen, Dalkan Yaa Ka Taliyoo, Dawlad Ahoo La Waydiin,
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM.
S.C.W.R.W.B
DADKEENU MA QAADI KAARAA DOORASHO,MISE WAA HALKAAN LA DOONAYEY,
IN AY SI...
Tuesday, March 15, 2016
-
B O O L I Q A R A N.
Waxaa kale oo ka mid ahaa raggaas nin muddo dheer wasiiru maaliye ka ahaa nidaamkii BARRE oo la odhan jirey gaashaale sare maxamed sheikh cusmaan askerigaasi
Marka ugu horeysa waxaan ka raaligelinayaa akhristayaasha maqaalk...
Tuesday, March 15, 2016
-
Maayarka Gabiley :Maxamed Amiin Waxuu Muujiyay Waxqabad La Taaban Karo – Waxaanu Kasbaday Kalsoonida Shacabka Gudo Iyo Dibadba, Mana Geyo Aflagaado!!
Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi oo inta aan xilka loo igmanba ahaa xildhibaanada ugu firfircoon golaha deegaanka gabiley ayaa tan iyo mudadii uu xilka hayay gudoomiyaha golaha deegaanka muujiyay waxqabad iyo...
Monday, March 14, 2016
-
Bulshadu uma dhimato Gaajo iyo Abaaro lakiin waxay u dhimata Cadaala-darada iyo dulmiga.
Bulshada waxa gadhay dhawacyo badan qalbigii ayay ka dileen,si naxariistu uga tagto
Bismillahi raxmani raxiim,salama calaykum ku soo dhawada fariintii Bulshada.
Bulshadu maxay ugu fekerta Isbedel Dalka ka dhaca?
1-Bulshad...
Monday, March 14, 2016
-
Canbaarayn Dilkii Foosha Xumaa Ee Maanta Ka Dhacay Magaalada Burco.
Dilkaas oo maanta ka dhacay magaalada Burco waxaanu marlabaad bulshada reer Togdheer ugu baaqayna inay wadajirka gacalnimada
Haddii aanu nahay dhallinyarta Jaaliyadda Newport ee gobolka Southwales waxaan si buuxda u canbaarayyn...
Monday, March 14, 2016
-
AABE XUME IYO AGOONBAA HADHAY.
Cidkasta oo aduunka ku nooli waxay sugaysaa ama rajaynaysaa in ay maalin uun wax isku badali doonaan, naftooda ,dalkooda iyo waliba mustaqbalkood, oo ay arkan siday yihiin si ka duwan oo uga wanaagsan nolosha, sidaasi dartee waxaa...
Monday, March 14, 2016
-
Maxaa Qaldan Ee Ay Somaliland Ugu Guulaysan Wayday Ictiraafka Beesha Caalamka?
Haddii aad doonayso inaad hawl qabato waxaad ubaahantahay aqoonteedii, sida tusaale ahaan hadaad doonayso inaad geel maasho
Somaliland waa dal ay udhamaystiran yihiin dhamaan waxyaabihii looga baahnaa in dawlad lagu aqoonsado, ...
Monday, March 14, 2016
-
Dhibaatooyinka Hor Taagan Dhalinyarada Somaliland.
Somaliland Dhalinyarada ay Da’doodu ka yar tahay 30 jirka waxaa lagu qiyaasaa Boqolkiiba 65% , ardeyda Iskuulada Somaliland dhigta guud ahaan sida Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare waxay Gaadhayaan 200,000 oo ardey, Ardeyda Dhigat...
Monday, March 14, 2016
-
Xaqa Uu Ilaahay Siiyay Dumarka Ma Ku Doorsan Karnaa Beenta Gaaladu Maanta La Wareegayso?
Dumarka reer galbeedku waxay ka cabanayeen wakhtigaa dulmi badan oo ay ka tirsanayee raggooda waxaa ka mid ahaa looma ogalayn dumarka inay
Waxaan doonayaa inaan maqaalkan maanta ku soo qaato sida diinta islaamku ay u siisay xuq...
Monday, March 14, 2016
-
Garashada Daacadnimada, Caqligoo Shaqeeya iyo Fikirka Tolmoon Waxay Horseedaan Horumar Bulsheed.
Bulshooyinka waxa xuquuqdooda, xorriyadooda, is-jacaylkooda, is-dhexgalkooda iyo iskaashigooda baabiiya shakhsiyo danno gaar ah leh
Alle (SWT) waxa uu ku abuuray arladan korkeeda Bina’aadam uu kaga soocay noolaha (Makhluuqaad...
Monday, March 14, 2016
-
Somaliland: Maxaa Aynu ka baran karnaa Dhagartii Sahayatey Taliye Caseyr?
Hal-qabsi:
Inta nabar aan qabo,
midna aniga oon dhayin,
Miyaan haddal ku dhaafaa..
Tix ka mid ah Maansadii Dhayalsi ee Muj. A. X. Warsame-Jiiniyas-1984kii.
Somaliland, waxaa caado noqotey mushkilado si kedis u dhac...
Tuesday, March 8, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|