|
|||||
WAJAALE NEWS
“Wax Goob Ah Lagagama Tegin Gabiley Komishankana Taas Laga Yeeli Maayo Reer Gabileyow Fadhiga Ka Kaca”Xildhibaan C/casiis Cabdilaahi Ismaaciil
March 19, 2016 - Written by Editor:
Waxaa mar labaad leeyahay maanta in wajigii koowaad in gabiley laga qaado dhamaan sanaaduuqdii laga qaadanayay waraaqda codbixinta waa arin qaawan reer gabiley waxaan leeyahay fadhiga hala kaco arinkaa halaga hadlo anaguna ka maamul ahaan iyo ka gole ahaan doorkayaga waan ka qadanaynaa cuqaasha iyo wax garadka gobolka siyaasiyiinta gobolka waa in arinkan laga hawlgalaa wakhti yar ayaan haysanaa arintaa Related posts:Qoys Soomaliyeed Oo Ka Qaybgali Kari Waayay Aaska Wiilkooda Oo Ugeeriyooday Coronavirus Iyo Fariin M... Madaxweynaha Jsl Oo Abaal-Marinno Guddoonsiiyey Arday Kaalmaha Hore Ka Gashay Tartanka Qur’aanka Kar... Madaxwaynaha Jsl Oo Xilka Qaadis ,Magacaabis Iyo Isku Badal Sameeyay +Wasaarada Cusub Oo Uu Soo Kord... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|