|
|||||
WAJAALE NEWS
Waraysi Xasaasiya Oo La layeeshay Ex Gudoomiye Xinif Iyo Xogaha Uu Bixiyay Waxyaabihii Keenay Guuldaradii Xisbiga Kulmiye.
May 2, 2025 - Written by Editor:Gudoomiyihii hore ee haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha cabdikariim axmed maxamed “xinif”ahna xubin katirsan gudida fulinta ee xisbiga kulmiye ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay kaga waramay waxyaabihii keenay in uu guuldaraysto xisbiga kulmiye iyo doorkii ay ku lahaayeen masuuliyiinta xisbiga iyo xukuumadii madaxwayne biixi Sudoo kale ex gudoomiye xinif ayaa ka hadlay mustaqbalka kulmiye iyo hogaankiisa.
Related posts:Hargeysa: Magacyadda Tobanka Arday Ee Ugu Sareeya Imtixaankii Shahaadiga Ah ee Fasaladda Afraad iyo ... AFhayeenka Madaxtoyada Oo Xukuumada Ka Difaacay Eedo Ay Usoo Jeediyeen Mucaaridku“Kuwii Ku Fashilmay... Madaxwayne kuxigeenkii Hore Ee Jsl Oo Ka Hadlay Shakiga Itoobiya,Kuna Taliyey Inaan Shiinaha Deyn La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|