|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne kuxigeenka Jsl Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Shacabka Reer Ceel Afwayn, Sheegayna ka Xukuumad Ahaan In Ay Fulinayaan Go,aamadaasi!
May 3, 2025 - Written by Editor:CEEL AFWAYN(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Amb Maxamed cali Aw cabdi oo maanta soo xidhay shirkii nabadaynta beelaha walaalaha ah ee ceel afwayn ayaa dardaaran culus ujeediyay isagoo faray in ay fuliyaan go,aamadaa kazoo baxay shirkii nabadaynta Sidoo kale Madaxwayne kuxigeenka ayaa sheegay ka xukuumad ahaan in ay fulinayaan go,aamadaasi. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|