Madaxwaynaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiiska Safaarada Somaliland Ee Dalka Kenya Iyo Khudbadihii laga Jeediyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiiska Safaarada Somaliland Ee Dalka Kenya Iyo Khudbadihii laga Jeediyay!
May 29, 2025 - Written by Editor:

NAYROOBI(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmihii udanbeeyay safar shaqo ku joogay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nayroobi ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska safaarada Somaliland ku leedahay magaalada nayroobi ee caasimada Kenya

Sidoo kale madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa ka warbixiyay kulan uu la qaatay madaxwaynaha Kenya iyo arimaha ay ka wada hadleen.

COMMENTS
LINKS