Madaxwaynaha jsl Oo Xadhiga ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Masaajidka ๐‘๐ฎ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ฒ๐ž | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha jsl Oo Xadhiga ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Masaajidka ๐‘๐ฎ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ฒ๐ž
May 9, 2025 - Written by Editor:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maantaย  xadhiga ka jaray Masjidka weyn ee ๐๐”๐”๐‘๐€๐‹ ๐‡๐”๐ƒ๐€๐€ (๐Œ๐š๐ฌ๐ฃ๐ข๐ ๐‘๐ฎ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ฒ๐ž ) oo muddo saddex sano ah uu ku socday dhisme casri ah.

Madaxweynuhu waxa uu u mahad naqay cid kasta oo gacan ka geysatay (xoolo, xoog iyo xikmadba) dhismaha iyo dhammaystirka Masaajidka Nuural Hudaa.

Ugu dambayntii Madaxweynuhu waxa uu sheegay in Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay ay mudnaan gaar ah siinayso quwaynta Diinteenna Suuban, Nabad ku wada noolaanshaha bulshada JSL iyo wadajirka ummadda.

๐€๐‹๐‹๐€๐€ ๐Œ๐€๐‡๐€๐ƒ ๐‹๐„๐‡,

COMMENTS
LINKS
       
       
       
      ๏ปฟ