|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo ka Hadlay Shaqaaqadii Maalintii Shalay Ka Dhacday Magaalada Burco Iyo Awaamiirta Uu Bixiyay!
May 16, 2025 - Written by Editor:Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay mudoharaad maalintii shalay ka dhacday magaalada burco kaasi oo sobobay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac Sidoo kale mudo haraadkan ayaa lagu xidh xidhay dad tiro badan kuwaasi oo madaxwaynuhu amray I dhamaan lasiidaayo. “ Halkan ka hadli maayo in aan ahay Madaxweynihii Qaranka oo kaliya, balse maanta waxa aan halkan ka hadlayaa aniga oo ah Aabe ka murugeysan geerida iyo khasaaraha shalay ka dhacay magaalada Burco …” Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|