GABILEY(W,N)-Madaxdhaqameedka Iyo Cuqaasha gobolka gabiley ayaa hambalyeeyay maayarka cusub ee loo doortay golaha deegaanka gabiley cabdirashiid haybe faarax (Daacad)-
Sidoo kale madaxdhaqameedkan ayaa sabootiyay maayarkii hore ee degmada gabiley axmed ciisood.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;