|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Warshadaha Somaliland Oo Maanta Si Wayn Uga Dhex Muuqatay Ololahii Nadaafada.SAWIRO
April 7, 2015 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews)DHamaan masuuliyiinta hawlwadeenada wasaarada warshadaha somaliland ayaa maanta si wayn uga dhex muuqday ololihii nadaafada somaliland kaasi oo guud ahaan dalka maanta dhacay shaqaalaha wasaarada warshadaha ayaa iyagu si mugleh u fuliyay ololahan nadaafada waxaanay gabi ahaanba ku guulaysteen nadiifinta goobihii ay u xilsaarnaayeen Iyagoo dhiiri galin iyo dardar galinka helaya wasiirka waasarada warshadaha Shucayb Maxamed Muuse oo ah masuul firfircoon wasaarada ku cusub mudadii uu joogayna dardar galiyay shaqada iyo shaqaalaha wasaarada guud ahaan Related posts:War Deg Deg Ah: Ciidamada Booliska Somaliland oo Goor Dhawayd Xabsiga U Taxaabay Abwaan Cabdiraxmaan... Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Booqday Xildhibaan Xaaji Cabdi Waraabe Oo Xaalad Caafimaad Cusb... Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Culus, ka kala Socda 7 Dal O... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|