Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo ka hadlay Arimo Door ah Iyo Talo Uu usoo Jeediyay Beesha Dhexe Ee Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo ka hadlay Arimo Door ah Iyo Talo Uu usoo Jeediyay Beesha Dhexe Ee Somaliland
May 5, 2025 - Written by Editor:

Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland ahna gudoomiyaha maxkamada dastuuriga ah Aadan Xaaji cali ayaa ka warbixiyay arimo badan oo uu goob joog u ahaa doorashadii udanbaysay ee somaliland ka dhacda

Sidoo kale Gudoomiye aadan ayaa beesha dhexe ugu baaqay in ay xiligan ubaahan tahay talo qaran oo ay iskugu yimaadaan si loo badbaadiyo masiirka Somaliland islamarkaana ay isku turxaan bixiyaan cidii wax kala tabanaysa.

COMMENTS
LINKS