|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Gudida Nabada Jsl Oo Sharaxaad ka Bixiyay Shaqada Ay Qaranka Uhayaan Iyo Kala Duwanaanshaha Iyaga Iyo Golaha Guurtida!
May 8, 2025 - Written by Editor:Gudoomiyaha gudida qaran ee nabada somaliland ee uu magacaabay madaxwaynaha somaliland cabdiraxmaan cirro siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada ay gudidan uqabanyso somaliland Sidoo kale gudoomiye jirde ayaa iftiimiyay in aanay gudidan dhib ku hayn golaha guurtida somaliland COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|