|
|||||
WAJAALE NEWS
Ajaanibkii Kasoo Qaybgalay Xuska Qarannimada Jsl Ee 18may Oo Fariin Udiray Caalamka
May 19, 2025 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xuska 34sano guurada jamhuuriyada somaliland ee 18may oo maalintii shalay lagu qabtay caasimada hargaysa ayaa waxaa kasoo qaybgalay ajaanib tiro badan oo kala socday wadamada duniada kuwaasi oo fariin udiray caalamka ismarkaana ugu baaqay in ay aqoonsadaan somaliland. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|