|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Casho sharaf Ugu sameeay Bahda Hal Abuurka Somaliland Iyo Nuxurka Khudbada Uu Ujeediyay!
April 11, 2025 - Written by Editor:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa kulan casho sharaf ah Habeenkii xalay Qasriga Madaxtooyada kula qaatay Abwaannada, Fannaaniinta, iyo qaybaha kala duwan ee bahda dhaqanka reer Somaliland. Kulankan casho sharafta ah oo ka mid ah kulammo is daba joog ah oo uu Madaxweynuhu hore ula qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada, waxaana ay ujeeddadiisu ahayd mahadnaq uu Madaxweynuhu ugaga mahad naqayey kaalinta muhiimka ah ee ay bahda dhaqanku ku leeyihiin wacyi-gelinta , hagista, ilaalinta hiddaha iyo dhaqanka bulshada, iyo wadajirka iyo midnimada ummadda Somaliland. Related posts:DAAWO .Xisbiyada Mucaaridka Iyo Madasha Wada Tashiga S/land Oo Xaalada Dalka Si Wayn Uga Dayriyay. Daawo:Warbixintii U Danbaysay Deegaano Hor leh Oo Uu Ka Dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodku Ee Gobolka... “Madaxwaynaha Waxaan Odhan Lahaa, Barigaynu Jabhada Ahayn Gudoomiyeheenu Arintii Uu Minste Lasoo Qaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|