|
|||||
WAJAALE NEWS
“Inagoo 17sano Jamhuuriyada Somaliland Madaxwayne ka Ahayn, Maanta Yaan Laynagu Sawirin Calan Reer Ku Qoran Yahay”Suldaan Mawliid Sabayse.
April 26, 2025 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaan Mawliid cali ibraahim (sabayse) oo kamid ah madaxdhaqameedka reer Somaliland gaar kuwa beesha subeer awal ayaa bulshada uu madax dhaqameedka uyahay uga digay in lagu sawiro calan magaca beesha subeer awal lagu soo qoray oo 24sacadood ee udanbeeyay la wareejinayay baraha bulshada Sidoo kale suldaan mawliid ayaa tilmaamay doorka beesha subeer awal ku leedahay Somaliland islamarkaana aanay gayi in lagu xumeeyay calan maadamada oo ay tahay mulkiilayaasha Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|