|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Sanadeedkii Uu ka Hor Jeediyay Baarlamaanka Somaliland Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay!
April 20, 2025 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta labada gole ee guurtida iyo wakiilada Somaliland ka hor jeediyay khudbad sanadeedkii Dastuuriga ahaa Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro ayaa khudbadan kaga hadlay waxyaabaha xukuumadiisa cusub uqabsoomay, qorshayaashiisa mustaqbalka iyo xaaladaha siyaasadeed ee inagu xeeran. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|