|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Dil Toogasho ah Ku Fulisay Gacan ku Dhiiglihii dilay Taliye Marxuum Cabdi Cali Nuur
March 8, 2025 - Written by Editor:Xeer-Ilaalinta Guud ee Ciidamada Qaranka JSL , ayaa saaka fulisay qisaasta Gacan-ku-dhiigle Ex, Bol, Maxamuud Cali Nuur oo loo qisaasay Marxuum Ex. Gaashaanle, Cabdi Cali Nuur iyo Gacan-ku-dhiigle Shibil Saalax Isaaq Muxumed oo loo qisaasay marxuum.Ex.Ask.Pol A.le Buux Mawliid Ismaaciil. Qisaasta ayaa saaka ka dhacday Deegaanka Mandheera ee Gobolka Saaxil . COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|