Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Kuxigeenka Dib Udajinta Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Kuxigeenka Dib Udajinta Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama
March 12, 2025 - Written by Editor:

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dib-u-dejinta iyo arrimaha bani’aadannimada JSL, Mudane Cabdiraxmaan shidde bille iyo Agaasimaha Guud Mudane Mukhtaar Cabdi Jaamac (Baaxo) ayaa safar shaqo ku Tagay Magaalo madaxda  Gobolka Awdal Ee Boorama.

COMMENTS
LINKS