|
|||||
WAJAALE NEWS
𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐒𝐚𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡.
March 9, 2025 - Written by Editor:CEERIGAABO(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayey oo maalintii 14 aad safar shaqo ku jooga Gobolka Sanaag ayaa maanta ka qayb- galay, munaasabad ballaadhan oo lagu Qaramaynaayey qaybtii sadexaad ee Ciidanka Madaniga iyo Gadiidkoodii dagaalka, kuwaas oo si rasmi ah uga mid noqday Ciidanka Qaranka JSL .
Madaxweyne ku-xigeenka JSL oo halkaasi ka hadlay ayaa soo dhaweeyey ciidanka la qarameeyey, waxaanu sheegay in wali ay Ceerigaabo taalo gogoshii nabadeed ee ay hore ugu baaqay Xukuumadda WADDAJIR IYO WAX- QABAD. Related posts:DAAWO ;Maayirka Magaalada Gabiley oo Markii Shanaad Ka Hadley Dhismaha Wado Ay Dhisayaan Ganacsat... Hay’adaha Maraykanka Oo Loo Fasaxay Inay Xidhiidh Toos Ah La Samaystaan Taiwan Iyo Shiinaha Oo Ka Ca... Bangiga Dhexe Ee Somaliland Oo Suuqa Lacag Galiyay Si Hoos Loogu Dhigo Qiimaha Doolarka iyo Gudoomiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|