๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐Ž๐จ ๐๐š๐ซ๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐ข๐ข ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ง๐ข๐ ๐š ๐š๐ก Ee Sugan Gobolka Sanaag! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐Ž๐จ ๐๐š๐ซ๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐ข๐ข ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ง๐ข๐ ๐š ๐š๐ก Ee Sugan Gobolka Sanaag!
March 1, 2025 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo waftigaย  u hoggaaminaayo ee safarka shaqo u joogay maal-mihii u dambeeyey Gobolka Sanaag ayaa maanta goob-joog ka noqdey oo ka qayb-galay munaasabad ballaadhanย  oo ahayd mid lagu qaramaynaayey qaybtii u horaysay ee Ciidanka madaniga iyo gadiidkoodii dagaalka,

Madaxweyne ku-xigeenka JSL iyo Taliyaha Ciidankaย  Qaranka JSLย  ayaa ciidamada u qaabiley si kal furran, waxaanay u sheegaan inay kamid yihiin saacada laga bilaabo Ciidanka Qaranka JSL.

Xukuumada ย WADDAJIR iyo WAX-QABADย ย  iyadoo fullinaysa ballan-qaadkii hore ee ahaa inay qaramayn doonta ciidamada madaniga ah, ayaa waxaa ayย  maanta Qarameysayย  wajigii koobaad ee Ciidamadaas, iyadoo maal-maha soo socda la qarameyanย  doonno cutub-yo kale oo kamid noqon doona ciidanka Qaranka JSL.

COMMENTS
LINKS
       
       
       
      ๏ปฟ