Madaxwayne kuxigeenka jsl Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Xubnaha Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dawlada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne kuxigeenka jsl Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Xubnaha Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dawlada.
February 2, 2025 - Written by Editor:

Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Amb Maxamed Cali Aw cabdi oo furay kulan hawleed loo qabtay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlada iyo haayadaha madaxbanaan ayaa dardaaran culus oo la xidhiidha masuuliyada ay qaranka u hayaan iyo culuska uu leeyahay masuuliyada ay qaadeen

Sidoo kale madaxwaye kuxigeenka jsl ayaa masuuliyiinta ugu baaqay in ay ilaaliyaan gutaana xilka loo igamaday.

COMMENTS
LINKS