|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Hadhimo Sharafeed Ugu Sameeyay Madaxdhaqameedka Somaliland.
February 5, 2025 - Written by Editor:Hargeysa – 05-02-2025-( )-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo uu weheliyo madaxweyne ku xigeenka Maxamed Cali Awcabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada qado sharaf ugu sameeyey dhamaan madax dhaqameedka Somaliland .
Madax dhaqameedka ayaa ah haybada iyo sharafta qaranka Somaliland waana kuwa ka qeyb qaata ilaalinta nabada, xasiloonida iyo wada noolanshaha bulshada Somaliland. Sidoo kale Madax dhaqameedku waxay fure u yahiin, xalinta khilaafaadka , ka hor taaga colaadaha , waxaana ay aasaas u yahiin dhisamaha Qaranka. Related posts:DAAWO;-Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Sheegay In Aanay Ciidamada Somaliland Kasoo Baxay Gobolka Sool Iyo ... Wasiirka Wasaarada Biyaha Iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaadh... Wasiirka Beeraha Jsl Oo Hogaanka Xisbiga Wadani Ku Eedeeyay In Ay Dalka Jabhado ka Abuureen, Muxuuse... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|