|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Hadhimo Sharafeed Ugu Sameeyay Madaxdhaqameedka Somaliland.
February 5, 2025 - Written by Editor:Hargeysa – 05-02-2025-( )-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo uu weheliyo madaxweyne ku xigeenka Maxamed Cali Awcabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada qado sharaf ugu sameeyey dhamaan madax dhaqameedka Somaliland .
Madax dhaqameedka ayaa ah haybada iyo sharafta qaranka Somaliland waana kuwa ka qeyb qaata ilaalinta nabada, xasiloonida iyo wada noolanshaha bulshada Somaliland. Sidoo kale Madax dhaqameedku waxay fure u yahiin, xalinta khilaafaadka , ka hor taaga colaadaha , waxaana ay aasaas u yahiin dhisamaha Qaranka. Related posts:Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Xaflad Soo Dhaween Ah U Sameyey Tageerayaal Cusub Oo Ka Soo Jeed... Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Itoobiya iyo Nuxurka Qodobo Ay Ka Wad... Daawo:Dawlada Jabuuti Oo ka Hadashay Saamaynta Ay Ku Yeelan karto Maalgalinta Maarsada Berbera Deked... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|