Maamulka gobolka togdheer oo uu hogaaminayo badhasaabka gobolka ayaa fuliyay hawlgalo lagu ilaalinayo dhul daaqsimeedka iyo ka hortaga deegaamaynta cusub
Sidoo kale badhasaab ramaax ayaa digniin culus udiray dadka ku hawlan deegaamaynta cusub iyo seerayaasha loogu talo galay xoolaha.