|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta kusoo Dhigay Dirawal Gabadh Ku Jiidhay Wadadda labada Boqol Oo Ka Baxsaday.
February 7, 2025 - Written by Editor:Ciidamada Booliska JSL garahaan hogaanka Nabadgelyada waddooyinka ayaa hawlgal ay sameeyeen gacanta kusoo dhigay Eedaysane Mubaarik Cabdiraxmaan Maxamed oo xalay ku jiidhay waddada Labada Boqol Marxuumad Haweya Iidaan Ibraahin kadibna ka baxsaday goobta. Waxaana Ciidamadu gacanta ku hayaan eedaysanihii iyo gaadhigii uu watay oo noociisu ahaa” Vitz” , waxaana eedaysanaha degdeg loo horgayn doonaa Ha’yaddaha garsoorka
Related posts:Muuse Biixi Oo ku Guulaystay Hor dhaca Qorshihii Uu Ka lahaa khilaafka Xisbiga Ucid Oo Bud Dhig u... Dagaal Culus Oo Deegaanka Saaxdheere Ku Dhex Maray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadka ... Siyaasiyiin Miisaan Culus Ku Leh Somaliland Oo Lafilayo In Ay Ku Biiraan Xisbiga Wadani Iyo Xogaha L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|