Ciidanka Booliska Jsl Ee Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo dhigay Eedaysane muuqaal ka duubay Ilmayar Oo Uu Afgalaado Iyo Tacadi Kula Kacay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Jsl Ee Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo dhigay Eedaysane muuqaal ka duubay Ilmayar Oo Uu Afgalaado Iyo Tacadi Kula Kacay!
February 26, 2025 - Written by Editor:

Ciidamada Booliska JSL gaar ahaan Qaybta Gobolka Saaxil ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysane  Xuseen Axmed Cali kaasi oo ku eedaysan in muuqaal ka duubay ilmayar isagoo aflagaado , tahdiid iyo cay laf jaba u gaystay  ,  kadib muuqaalkiina baraha bulshada ku faafiyay.

Eedaysanaha waxa degdeg loo horgayn doonaa Ha’yaddaha garsoorka .

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Booliska JSL.

COMMENTS
LINKS