|
|||||
WAJAALE NEWS
Boqor Buurmadow Oo ka Hadlay Go,aamada Kasoo Baxay Shirkii Badhan Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka Somaliland.
February 1, 2025 - Written by Editor:Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay go,aamada colaadeed ee kazoo baxay shirkii badhan ay ku yeesheen beelaha harti kaasi oo ay ku shaaciyeen in ay dagaal kusoo qadayaan deegaanka ceerigaabo ee gobolka sanaag Sidoo kale boqor buurmadow ayaa sheegay in ay la qaateen colaada ay ku baaqeen beelahaasi isagoo shacabka ugu baaqay reer Somaliland in ay udiyaar garoobaan difaaca dadkooga iyo dalkooga.
Related posts:Marwo Amina Weris Iyo Wasiir Xirsi Oo Ku fashilmay Taageero Muddo Kordhin Oo Ay Ula Tageen Beesha Ma... Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Jawaab Ka Bixisay Go,aamadii Kasoo Baxay Urur Goboleedka Igad Ee Dh... Budh-cad Badeeda Somaliya Oo Markabkii Ugu Horeeyay Ee Sanadkan Cusub Afduubtay Markab Lagu Magacaab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|