Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Wasiiro Tiro Badan Oo Kamid ah Xukuumada Cusub Ee Madaxwayne cirro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Wasiiro Tiro Badan Oo Kamid ah Xukuumada Cusub Ee Madaxwayne cirro.
January 6, 2025 - Written by Editor:

Akhriso; Gollaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 19 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Cirro

1:  Maxammed Yuusuf Cali

Wasiirka Wasaaradda Gaashaan dhiga.

62 xildhibaan baa ogolaaday

3baa ka aamusay guddomiyuhuna ma codayn

2:  Cabdiraxmaan Daahir  Aadan

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda

59 baa ogolaada saddexba ka aamusay saddexna waa ay diiday

3: Xasan Axmed Ducaale

Wasiirka wasaaradda Dawladaha Hoose

64 Ayaa u codeeyey hal mudana ayaa diiday

4: Ismaciil Yuusuf Ducaale

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda

65 muddane ayaa ogolaatay

5: Gollaha wakiiladda ayaa ansixiyey

Khadar Xuseen Cabdi

Wasiirka Madaxtooyada.

65 mudane ayaa ogolaaday

6: Gollaha wakiiladda ayaa ansixiyey

Dr Xuseen Bashiir xirsi

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka

65 muddane ayaa u codeeyey

7: Gollaha wakiiladda ayaa ansixiyey

Milgo Maxamed Cilmi

Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo Arimaha Bulshadda

56 muddane ayaa u coddeye

8: Axmed Maxamed Faarax

Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha

65 muddane ayaa ogolaaday

9; Jamaal Maxamed Jaamac

Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Technology-yada

65 muddane ayaa ogolaadday

10: Cismaan Ibraahim Nuur Af gaab

Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka

65 muddane ayaa ogolaaday

11: Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi

Wasiirka wasaaradda Qorshaynta

65 muddane ayaa ogolaaday

12: Siciid Maxamed Buraale

Wasiirka wasaaradda Maalgashiga

63 muddane ayaa ogolaaday

13: Cabdilaahi Jaamac Cismaan “Geeljire”

Wasiirka wasaaradda Deegaanka

64 muddane ayaa u codeeyey

14: Cabdilaahi xasan aadan Cawaale

Wasiirka Wadaaradda Maaliyadda

65 muddane ayaa u codeeyey

15: Cabdiraxmaan Xassan Nuux  Furre

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska

65 muddane ayaa ogolaaday

16:Axmed yaasiin Sh Cali Ayaanle

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta

65 muddane ayaa ogolaadday

17: Cabdillaahi daahir Jaamac

Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

64 muddane ayaa u codeeyey

18:Xuseen Axmed Caydid.

Wasiirka Wasaaradda  Hawlaha Guud dhulka iyo Guriyeynta.

63 muddane ayaa ogolaaday

19: Cabdale Maxamed Carab “Sandheere”

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo Amniga

65 muddane ayaa ogolaadday

COMMENTS
LINKS