Wasiirka Ganacsiga Jsl Oo Kulan La Qaatay Qaarkamid ah Ganacsatada Alaabaha kala Soo Dega Dekeda Berbera! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ganacsiga Jsl Oo Kulan La Qaatay Qaarkamid ah Ganacsatada Alaabaha kala Soo Dega Dekeda Berbera!
January 1, 2025 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Wefti uu Hogaaminaayo Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, Weftigaasi oo Maalmihii u danbeeyey hawlo shaqo u joogay Magaalada Berbera, ayaa lakulmay Ganacstaddaa, alaabaha Ka soo saara Dekada Berbera.

Ujeedda kulan Wasiirka iyo Ganacstada ayaa ahaa isbarasho  iyo xog waraysi ku aadan hawlaha shaqo ganacsi ee ay Masuulka ka yihiin.

Wasiirka ayaa ganacstada ka dhagaystay  Cabashooyinka ay qabaan iyo caqabadaha hortaagan adeega ay bulshada u hayaan.

COMMENTS
LINKS