|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha jsl Oo Xeer Madaxwayne Ku Kordhiyay Mushaharka Ciidamada Somaliland.
January 22, 2025 - Written by Editor:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/01/2025 uu xeerย Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XERM/249-044 /012025 uu ku soo saarey Kordhinta Mushaharka Ciidamada kala duwan eeย Somaliland. Waxaana uu xeerku u dhignaaย ย Sidan:- ๐ซ๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐๐ฒ๐๐ป๐ฒ ๐๐ฟ ๐ฌ๐ฎ/๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ. ๐๐ผ๐ฟ๐ฑ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ ๐๐๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ถ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐ฑ๐๐๐ฎ๐ป ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐บ๐ต๐๐๐ฟ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ. ๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐๐ซ๐ค๐๐ฒ: Qoddobka 90aad faqraddiisa 4aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; ๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐๐ซ๐ค๐๐ฒ:Qodobka 123aad iyo Qodobka 124aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; ๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐๐ซ๐ค๐๐ฒ: Muhiimadda ay Ciidammada kala duwan ee Qaranku u leeyahay, Madax-bannaanida Qaranka, Difaaca, Ilaalinta iyo sugidda nabadgelyada gudaha, Badbaadinta iyo illaalinta nafta iyo hantida bulshada, Dhawridda Xorriyaadka aasaasiga ah iyo Fulinta ku dhaqanka Dastuurka iyo Shuruucda Jamhuuriyadda Somaliland; ๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐ค๐ฎ ๐ช๐๐ง๐๐๐ฒ: Muhiimadda ay leedahay in Ciidammada Qaranku ay helaan mushahar joogto ah oo ku filnaan kara; ๐๐๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐ ๐จโ๐๐๐ง๐ฌ๐๐๐๐ฒ: In aan fuliyo Ballan-qaadkaygii ahaa kordhinta Mushaharka joogtada ah ee Ciidammada kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland; ๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ง ๐๐จ๐จ-๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ฒ
๐๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐๐๐ก๐๐ ๐๐๐ก ________________________________________ ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข (๐๐ข๐ซ๐ซ๐จ) ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |