Madaxwaynaha Jsl Oo Ka hadlay Dadkii Shacabka ahaa Ee lagu Laayay Deegaanka Dacawaley Iyo Xidhiidh Uu dawlada itoobiya kala Sameeyay!
December 28, 2024 - Written by Editor:
Madaxwaynaha jsl cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi ayaa ka hadlay dadkii shacabka ahaa ee ciidamada liyuu boolisku ku laayeen deegaanka dacawaley ee dawlad deegaanka somalida itoobiya isagoo tacsi udiray dadkii ku geeriyooday
Dhanka kale madaxwayne cirro ayaa sheegay in ay sidii wax looga qaban lahaa falkaasi ka wada hadleen dawlada fadaraalka itoobiya dhawaana xal laga gaadhi doono.