Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl oo ka Hadlay Shaqaaqo Maanta ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo Iyo Amarka Uu Faray Gudida Nabadgalyada Ee Gobolka Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl oo ka Hadlay Shaqaaqo Maanta ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo Iyo Amarka Uu Faray Gudida Nabadgalyada Ee Gobolka Sanaag.
November 26, 2024 - Written by Editor:

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin ayaa ka hadlay shaqaaqo maanta ka dhacday magaalada ceerigaabo taasi oo sobobtay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawacba

Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha jsl ayaa faray gudida nabadgalyada ee gobolka sanaag in ay talaabo ka qaadaan dadkii horseeda shaqaaqadan islamarkaana  bandoo lagu soo rogo magaalada.

COMMENTS
LINKS