|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Booqasho Ku Tagay Sariimada Magaalada Boorama Iyo Dareenka Ay Ku Qaabileen Hooyooyinka Ku Ganacsadaa!
October 23, 2024 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Xildhibaan maxamed Abiib oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa maanta booqasho uu ugu kuurgalayo xaalada nololeed ee bulshada ku tagay sariimada magaalada boorama halkaasi oo ay sidiiran usoo dhaweeyeen hooyooyinka ku ganacsatadaa Sidoo kale xildhibaan maxamed abiib ayaa sheegay in ujeedada uu usoo booqday isagoo ugu baaqay in ay isbadalka ucodeeyaan. Related posts:Dhaqan Gal La’aanta Xeerka Kala Xadaynta Ganacsiga Oo Saamayn Toos Ah Ku Yeelatay Nolosha Bulshada ... DAAWO; Khilaaf Culus Oo Soo Kala Dhex Galay Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobolka Sanaag Iyo Golaha Deg... Guddoomiye Cirro oo Kulan La Qaatay Haweeneyda Dawladda Ingiriiska u Qaabilsan Somaliland iyo Madaxa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|