|
|||||
WAJAALE NEWS
Urur Siyaasadeedka Shacabka Jsl Ee S.P.P Oo Siwayn Iskugu Soo Baxay Khayriyada Magaalada Hargaysa
October 26, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Urur Siyaasadeedka shacabka Somaliland ee S.P.P Oo maanta ulahaa ololaha doorashada madaxtooyada iyo ururada siyaasada ayaa siwayn iskugu soo baxay guud ahaa gobolada Somaliland Sidoo kale urur siyaasadeedka shacabka ayaa si blaadhan cududiisa ugu muujiyay caasimada hargaysa halkaasi oo ay taageerayaasha kala qaybgaleen hogaanka ururka shacabka kuwaasi oo ujeediyay khudbado la xidhiidha udiyaar garowga doorashada. Related posts:Ganacsade Jaamac Oomaar Oo Deeq Raashin ah Gaadhsiisay 1000 Qoys Oo kamida Dadka Abaaruhu Saameeyee... Daawo:Wasiirka Wasaarada Warshadaha Oo Ka Hadlay Habsami U Socodka Shaqo Ee Wasaaradiisa Iyo Xaalada... DAAWO; Shaqaalihii Uu Dhawaan Wasiirka Beeruhu Shaqada ka Caydhiyay oo Eedo Culus Usoo Jeediyay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|