|
|||||
WAJAALE NEWS
Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Isku soo Bax Balaadhan Ka Sameeyay Caasimada Hargaysa
October 24, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Urur Siyaasadeedka Kaah oo maanta u lahaa ololaha doorashada ee madaxtooyada iyo ururada Somaliland ayaa cududiisa taageero ku muujiyay isku soo bax balaadhan kaasi oo uu beerta xoriyada hargaysa iskugu keenay taageeradiisa Hogaanka urur siyaasadeedka kaah oo taagerayaashiisa kala qaybgalay isku soo baxan ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo sida Somaliland ugu baahan tahay isbadal ka dhaca.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|