Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Xafiiskooda Ku Qaabiley wafti Uu Hogaaminayo Safiirka Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen!
October 22, 2024 - Written by Editor:
Komishaka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Safiirka Midowga Yurub Amb. Karin Johansson. Labada dhinaca ayaa ka wada hadalay arrimaha diyaar-garowga doorashada mudaysan 13 Nov 2024.