|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Cadhooday Booqashadii Musharax Cirro Ee Ciidanka Qaranka Iyo Eedaha Uu Ujeediyay!
October 6, 2024 - Written by Editor:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa siwayn uga cadhooday booqashadii musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani iyo gudoomiyaha xisbigu ugu tageen taliska ciidamada qaranka ee magaalada Oog ee Gobolka sool kaasi oo eedo culus ujeediyay musharax cirro Faysal cali waraabe ayaa xiligan bilaabay eedo uu ujeediyay xisbiga waddani sidii uu ueeday jiray doorashadii 2017 oo kale xiligaasi oo uu garabka saaray musharaxihii xisbiga kulmiye oo hada ah madaxwaynaha Somaliland. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Suxufiyiinta Somaliland Oo Maalinta Xuquuqul Insaanka Ku Xusay Af-xidhnaan Iyo Sida Ay Uga Xunyihiin... Wasiirka-Warfaafinta-Somaliland-Oo-Maanta-Shaaca-Ka-Qaaday-In-Markale-Madaxweyne-Siilaanyo-U-Sharaxa... Madaxwayne Biixi Oo Isku Keenay Cabdiraxmaan Soltelco Oo Ka Tanaasulay Hankiisii Maayarnimo Iyo Maay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|