|
|||||
WAJAALE NEWS
Abwaan Sacad Gadhle Oo Fashiliyay Ujeedada Xafladaha Reeraha Ee xisbiga kulmiye Ka Abaabulayo Gabiley Iyo Doonista Isbadal Ee Shacabka!
October 18, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Abwaan Sacad xaaji maxamuud gadhle oo kamid haldoorka gobolka gabiley ayaa ka hadlay loolanka siyaasadeed ee ka taagan gobolka gabiley iyo shacabku uheelan yihiin isbadal dalka ka dhaca Sidoo kale abwaan sacad ayaa farta ku fiiqay ujeedada masuuliyiinta xisbiga kulmiye xiligan uga abaabulayaan xaflado beelaha gobolka taageero loogaga radinayo kulmiye oo uu sheegay in uu ku fashilmay hogaamintii dalka. Related posts:Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Shaaciyay In Ay Darsayaan khasaarihii Ka Dhashay Bana... Xisbiyadda Qaranka, Xukuumadda iyo Gudida Doorashooyinka Oo Wada Jir Qalinka Ugu Duugay Heshiis Laga... Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex oo Soo Bandhigay Qodobadii Loo Cuskaday Xadhiga Wargeyska Foore COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|