|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Uu Hogaaminayay Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Saaxil.
September 28, 2024 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo waftigii uu hogaaminayay oo ka midahaa gudoomiyaha xisbiga xubno kamid ah hogaanka xisbiga ,xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo saaka ka jarmaaday caasimada hargaysa ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay deegaanka udhexeeya caasimada hargaysa iyo magaalada berbera ee gobolka saaxil
Waftigan ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera halkaasi oo ay usoo dhaweeyay kumanaan kamid ah taageerayaasha xisbiga waddani. Related posts:Dawlada Masar Oo Walaac Ka Qabta Awoodda Uu Geeska Afrika Ku Yeeshay Imaaraadka Oo Saldhig Ciidan Ku... Waxa nasiib daro ah Siyaasiyiinta Kulmiye kujirta gaar ahaan kuwa Sacad-muuse Siyaasiyiintoodii waxa... Daawo:Badhasaabka Gobolka Gabilay Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Tog-Wajaale ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|