|
|||||
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo kulan la Qaatay Bulshada Ururada Rayidka Ah
September 28, 2024 - Written by Editor:Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xaruntooda kullan kula yeeshay ururrada bulshada rayidka ah oo ay hogaaminayso Dallada SONSAF. KDQ ayaa si faahfaahsan uga warbixiyey halka ay marayaan hawlaha diyaar-garowga doorashooyinka Somaliland, oo haatan maraya heer gebogebo ah. Xubnaha Ururrada Bulshada ayaa uga mahadnaqay KDQ dadaalka ay ku bixinayaan diyaar-garowga doorashooyinka. Dhanka kale waxay balanqaadeen innay kala shaqeeyaan hawlaha doorashada, gaar ahaan wacyigalinta bulshada ee ee ilaalinta nabad-galiyada iyo xasiloonada guud iyo xuquuada Codbixinta.
Related posts:DAAWO;“Madaxwayne Goleyaasha Deegaanka Saxeexa Ka Jooji,Hanti Dhowrkuna Ha Noqdaan Kuwo Cadaalad Ush... Kastamka Magaalada Berbera Oo Lagu Qabtay Musuq Maasuq Ku Cusub Laamaha Wasaarada Maaliyada + Doork... DAAWO;-Garyaqaan Mubaarik Aar Oo Ka Digay Qorshe Xukuumadu Doonayso In Ay Kula Wareegto Qaarkamid Ah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|