Gudoomiye kuxigeenkii golaha dhexe ee xisbi xaakimka kulmiye Cali Maxamed Cali (Cali caliyow) kana mid ahaa gudida fulinta ee xisbiga kulmiye ayaa maanta shir jaraa,id oo uu qabtay ku shaaciyay in uu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbiga kulmiye
Sidoo kale Siyaasi Cali caliyow ayaa sheegay in uu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee waddani.