|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka S.P.P Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Xisbiyada Iyo Ururada La Qaateen Komishanka Doorashooyinka
July 24, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka EE S.P.P Garyaqaan Maxamed Maxamuud xaashi “Timo” ayaa ka warbixiyay kulan ay maanta ururada iyo xisbiyada qaranku la qaateen komishanka doorashooyinka Somaliland Gudoomiye Timo ayaa sheegay in xubnaha komishanka uga xogwarameen halka ay marayaan hawlaha udiyaar garowga doorashooyinka iyagoo xusay in dhamaan ay udiyaar yihiin hawlaha lagu galayo doorashada ururada iyo madaxtooyada oo mudo dhowr bilood ahi inaga xigaan.
Related posts:Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Kormeeray Goobo Ay Xukuumadu Ka Hir Gelisay Laascaanood Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Goor Dhaweyd U Ambabaxey Ceerigaabo iyo Uje... Gudomiyaha Barlamanka Somaliland ahna Gudomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Oo Si Balaadhan Loo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|