|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Cabdi Cali Oo Kabaha La Dulmaray Xil. Kaare, Sheegay In Hadalkiisu Cadayn Uyahay Mawqifka Xukuumada Ee Gobolnimada Gabiley
June 2, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xildhibaan cabdi cali xirsi oo katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalkii kasoo yeedhay xildhibaan axmed kaare oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada islamarkaana cadeeyay gobolka uu ansixinayo Sidoo kale xildhibaan cabdi cali ayaa sheegay in hadalka xildhibaankaasi uu yahay mid ka turjumaya mawqifka xukuumada madaxwayne biixi ka taagan yahay ansixinta gobolnimada gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Hanti Dhawraha Guud Ee Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Masuuliyiin Ay Uxidh Xidheen Arimo Musuq Maasuq... Khilaafkii Xisbiga Ucid Oo Dib U Qandhaday Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Hanjabaadii Ugu Cuslayd Hawada ... Hay'adda Lacagta Adduunka Oo Wadanka Ukraine Siinaysa Lacag Dhan 17 Bilyan Oo Doolarka Maraykanka Ah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|