Wasiirka Ganacsiga Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Masuuliyiinta Xilalka Ka Haya Xukuumada Ee Ay Isku Deegaanka Yihiin! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ganacsiga Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Masuuliyiinta Xilalka Ka Haya Xukuumada Ee Ay Isku Deegaanka Yihiin!
June 18, 2024 - Written by Editor:

Boorama(w,n)-wasiirka wasaarada ganacsiga ahna musharaxa madaxwayne kuxigeenka ee xisbi xaakimka kulmiye Maxamuud xasan sacad saajin ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay masuuliyiinta ay isku deegaanka yihiin ee xukuumada katirsan

COMMENTS
LINKS