|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar Oo Ka Hadlay Sobobta Uu Xiligan Ugu Biiray Xisbiga Waddani Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya!
June 12, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada iyo ganacsiga somaliland ee xukuumadii axmed siilaanyo siyaasi maxamed cabdilaahi cumar ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray xisbiga waddani isagoo ka waramay sobobta keentay in uu xiligan ku biiro xaalada siyaasadeed ee dalka iyo arimo la xidhiidha xidhiidhka somaliland ee dalalka jaarka iyo halis uu xiligan ku jiro oo uu tilmaamay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo sidii dalka uu uga dhici lahayd isbadal siyaasadeed oo dawo ah u ah in la mideeyo bulshada reer somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADAN; Related posts:DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Oo Iscasilay Daboolkana Ka Qaaday Fadeexadaha Dul Hoganaya Madax... Masuuliyiinta Xukuumada Ugu Sareeya Ee Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Mawqif Adag Ka Istaagay Xeerka I... Taariikh Nololeedkii Ambasador Cabdiraxiim Caabi Faarax Oo Ahaa Qofka Kaliya Ee Somali Ah Ee Noqday... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|